{"id":168305,"date":"2022-03-19T14:19:51","date_gmt":"2022-03-19T11:19:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168305"},"modified":"2022-03-19T17:16:28","modified_gmt":"2022-03-19T14:16:28","slug":"daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wariye Abdi Germany &#8220;Ismaan lahayn waad noolaanaysaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168297\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"854\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n-194x300.jpeg 194w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n-271x420.jpeg 271w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p>Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdisalaan Germanay) iyo Cali Mahdi Jibriil oo ah wariyayaal reer Hargaysa ah, ayaa sheegay in ciidan sir doon ah oo hubaysani ay soo weerareen, kadibna ay jidhdil iyo handadaad u gaysteen.<\/p>\n<p>Wariyayaashan ayaa sheegay in weerarku haleelay xili ay kasoo baxeen xaflad lagu sagootinayay tababare Jaamac Karaaciin, kadibna hoteel ay ka cashaynayeen ay kula kulmeen inamada sirdoon ka ah oo ay is garanayeen, Lakin ay Cabdisalaan Germany ku yidhaahdeen jooji &#8220;dhaleecaynta madaxweynaha&#8221;, kadibna markii ay cashada dhamaysteen ay soo daba galeen.<\/p>\n<p>&#8220;Inamo yar yar oo aanu u malaynayno sir doonka, ayaa nasoo daba galay, dabadeedna laba gaadhi ayaa nalagu jaray, baastoolada ayaa lala soo baxay, markiiba laba xabadood ayay rideen&#8230; gaadhigi ayay igala dageen, runtii jug xoogan iyo dhaawac xoogan ayay ii gaysteen&#8221; waxa sida yidhi Cabdisalaan Germany oo gacanta midig dhaawac ka muuqdo.<\/p>\n<p>Wariye Cali Mahdi ayaa sheegay in ciidanku ay u socdeen wariye Cabdisalaan Germanay, isla markaana isaga laftiisa ay dhaawac u gaysteen lakiin ay Cabdisalaan Germany xoog u garaaceen, markii uu ka qabo is yidhina ay ka hor istaageen.<\/p>\n<p>&#8220;Mid baa nabar halkaa (wajiga) iga qabad siiyay, mid kale ayaa ku yidhi waa Cali Mahdi eh ka daa, markaa waxan dareemay markiiba in ay Cabdisalaan Germany u socdaan, mid baa bastoolad cabaystay, mid kale ayaa ku yidhi howlgal keena kuma jirin dil eh joog, Cabdi ayay ku miiseen, ka qabaan is idhi nin bistoolad haysta, ayaa joog igu yidhi, kadibna Cabdisalaan ayay garaaceen&#8221; ayuu yidhi Cali Mahdi.<\/p>\n<p>Ciidanka Sirdoonka Somaliland ayaa marar kala duwan si xoog ah ku kaxaystay wariye Cabdisalaan Germanay, isagoo sheegay in danbi looga dhigay in uu dhaliilo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=312&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmobakayle%2Fvideos%2F304743711766218%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"312\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdisalaan Germanay) iyo Cali Mahdi Jibriil oo ah wariyayaal reer Hargaysa ah, ayaa sheegay in ciidan sir doon ah oo hubaysani ay soo weerareen, kadibna ay jidhdil iyo handadaad u gaysteen. Wariyayaashan ayaa sheegay in weerarku haleelay xili ay kasoo baxeen xaflad lagu sagootinayay tababare Jaamac Karaaciin, kadibna hoteel ay ka cashaynayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wariye Abdi Germany &quot;Ismaan lahayn waad noolaanaysaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wariye Abdi Germany &quot;Ismaan lahayn waad noolaanaysaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdisalaan Germanay) iyo Cali Mahdi Jibriil oo ah wariyayaal reer Hargaysa ah, ayaa sheegay in ciidan sir doon ah oo hubaysani ay soo weerareen, kadibna ay jidhdil iyo handadaad u gaysteen. Wariyayaashan ayaa sheegay in weerarku haleelay xili ay kasoo baxeen xaflad lagu sagootinayay tababare Jaamac Karaaciin, kadibna hoteel ay ka cashaynayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-19T11:19:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-19T14:16:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"854\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wariye Abdi Germany \\\"Ismaan lahayn waad noolaanaysaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-19T11:19:51+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-19T14:16:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg\",\"width\":552,\"height\":854},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wariye Abdi Germany &#8220;Ismaan lahayn waad noolaanaysaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wariye Abdi Germany \"Ismaan lahayn waad noolaanaysaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wariye Abdi Germany \"Ismaan lahayn waad noolaanaysaa\" - Wardoon","og_description":"Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdisalaan Germanay) iyo Cali Mahdi Jibriil oo ah wariyayaal reer Hargaysa ah, ayaa sheegay in ciidan sir doon ah oo hubaysani ay soo weerareen, kadibna ay jidhdil iyo handadaad u gaysteen. Wariyayaashan ayaa sheegay in weerarku haleelay xili ay kasoo baxeen xaflad lagu sagootinayay tababare Jaamac Karaaciin, kadibna hoteel ay ka cashaynayeen [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-19T11:19:51+00:00","article_modified_time":"2022-03-19T14:16:28+00:00","og_image":[{"width":552,"height":854,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/","name":"DAAWO:-Wariye Abdi Germany \"Ismaan lahayn waad noolaanaysaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg","datePublished":"2022-03-19T11:19:51+00:00","dateModified":"2022-03-19T14:16:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/275237629_937537650262352_2959956773205744120_n.jpeg","width":552,"height":854},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wariye-abdi-germany-ismaan-lahayn-waad-noolaanaysaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wariye Abdi Germany &#8220;Ismaan lahayn waad noolaanaysaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168305"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168308,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168305\/revisions\/168308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}