{"id":168321,"date":"2022-03-20T12:46:17","date_gmt":"2022-03-20T09:46:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168321"},"modified":"2022-03-20T12:46:17","modified_gmt":"2022-03-20T09:46:17","slug":"daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168315\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii Guddiga doorashada Hirshabeelle Axmed Xasan Diini ee uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay caqabad soo wajahday doorashada kuraasta harsan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne.<\/p>\n<p>Axmed Xasan oo shir Jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in doorashada uu faragelin ku haayay Madaxweyne Guudlaawe iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, taasina ay tahay sababta keentay hakadka ku yimid doorashada socotay.<\/p>\n<p>Wuxuu Madaxweynaha Hirshabeelle ku eedeeyay inuu qaatay go\u2019aamo kasoo horjeeda doorashada Golaha Shacabka ee ka socota Magaalada Baladweyne, isla markaana Xarunta Madaxooyada uu ka sameeystay xubno Wasiiro ah oo Musharaxiinta diiwaan-gelinaya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad ogtihiin in maalmahan doorashada Hirshabeelle ay hakad ku jirtay, sababaha keenana ay tahay faragelin ay ku hayeen Madaxda Maamulka Hirshabelle, waxaana caddeyneynaa in la faragelin lagu haayo shaqadii Guddiga doorashada\u201d ayuu yiri Axmed Xasan oo kasoo horjeestay xilka qaadistii saaka lagu sameeyay\u2026<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa saaka xika qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Guddiga doorashada Hirshabeelle Axmed Xasan Diini, sidoo kalena ka saaray xubnimada Guddigaas, isagoo lagu eedeeyay inuu khatar geliyay amniga xubnaha Guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa ka dambeysay, kaddib markii Guddoomiyaha uu soo saaray liiska Guddiga xulista mid ka mid ah kuraasta taal Magaalada Baladweyne oo aanu u marin qaab waafaqsan habraaca doorashada, isla markaana aanan cidna kala tashan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMustaqbalMedia%2Fvideos%2F513657050327638%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii Guddiga doorashada Hirshabeelle Axmed Xasan Diini ee uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay caqabad soo wajahday doorashada kuraasta harsan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne. Axmed Xasan oo shir Jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in doorashada uu faragelin ku haayay Madaxweyne Guudlaawe iyo xubno ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168315,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii Guddiga doorashada Hirshabeelle Axmed Xasan Diini ee uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay caqabad soo wajahday doorashada kuraasta harsan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne. Axmed Xasan oo shir Jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in doorashada uu faragelin ku haayay Madaxweyne Guudlaawe iyo xubno ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-20T09:46:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-20T09:46:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii Guddiga doorashada Hirshabeelle Axmed Xasan Diini ee uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay caqabad soo wajahday doorashada kuraasta harsan Golaha Shacabka ee taalla Baladweyne. Axmed Xasan oo shir Jaraa\u2019id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in doorashada uu faragelin ku haayay Madaxweyne Guudlaawe iyo xubno ka tirsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-20T09:46:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/","name":"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg","datePublished":"2022-03-20T09:46:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833357045269099.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-ayaa-caqabad-ku-ah-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cCali Guudlaawe Ayaa Caqabad Ku Ah Doorashada\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168321"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168322,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168321\/revisions\/168322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168315"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}