{"id":168325,"date":"2022-03-20T17:28:31","date_gmt":"2022-03-20T14:28:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168325"},"modified":"2022-03-20T17:28:31","modified_gmt":"2022-03-20T14:28:31","slug":"weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168326\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"560\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090-300x168.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090-768x430.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090-696x390.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090-750x420.webp 750w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga qaaday Sacuudiga kuwaas oo beegsaday goobo muhiim ah oo ay ku jiraan xarumo laga soo saaro shidaalka iyo kuwa lagu nadiifiyo, sida ay ku warrameen warbaahinta Sacuudiga.<\/p>\n<p>Weerarada ma aysan sababin wax khasaare ah, balse waxay waxyeeleyeen baabuur shacab iyo guryo, ayey yiraahdeen xulufada militari ee Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka Yemen.<\/p>\n<p>Duqeymaha ayaa yimid ayada oo shirkadda Sacuudiga ee Aramco ay maanta ku dhowaaqday in macaashkeeda sanadkii 2021 uu sare u kacay 124%, oo uu gaaray 110 bilyan oo dollar.<\/p>\n<p>Aramco ayaa warbixinteeda dakhli sii daysay toddobaadyo kadib markii uu billowday duulaanka Ruushka ee Ukraine, kaasi oo gilgilay suuqyada shidaalka ee caalamka, sarena u qaaday qiimaha.<\/p>\n<p>Yehia Sarie, oo ah afhayeenka Xuutiyiinta ay Iran taageerto, ayaa sheegay inay \u201chowlgal militari oo baaxad weyn ku qaadeen bartamaha Sacuudi Carabiya,\u201d Axadda maanta ah, ayaga oo gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye laheyn oo bambooyin laga buuxiyey ku buugsaday goobo ay leedahay Aramco iyo \u201cbartilmaameedyo kale oo xasaasi ah\u201d oo ku yaalla dalkaas.<\/p>\n<p>Waxa uu weerarka ku qeexay mid looga aargudanayey \u201cgardarrada iyo xanibaadda\u201d Sacuudiga uu hoggaamiyo ee ka dhanka ah Yemen.<\/p>\n<p>Xulufada Sacuudiga uu hoggaamiyo ayaa sheegay in in weerarada cirka ee Xuutiyiinta lagu beegsaday goobo kala duwan, oo ka mid yihiin; warshad gaaska lagu sifeeyo oo Aramco ay ku leedahay dekadda ku teedsan Badda Cas ee Yanbu.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la beegsaday xarun korontada laga dhaliyo oo ku taalla koonfurta galbeed ee dalkaas, warshad gaaska lagu nadiifiyo oo ku taalla Al-Shaqeeq oo ku teedsan Badda Cas, xarun ay Aramco ku leedahay magaalada Koonfureed ee ku taalla xuduudda ee Jizan, iyo xarun gaaska lagu iibiyo oo ku taalla magaalada Khamis Mushait.<\/p>\n<p>Ma cadda weli heerka waxyeello ee weeraradan ay gaarsiiyeen xarumaha kaabayaasha dhaqaalaha iyo tamarta Sacuudiga.<\/p>\n<p>\u201cMa jiraan wax dhaawacyo ah ama dhimashooyin ah, mana jiraan saameyn ay weeraradan ku yeesheen in shirkadda ay badeecaddeeda gaarsiiso macaamiisheeda,\u201d waxaa sidaas yiri madaxweynaha Aramco Amin H. Nasser.<\/p>\n<p>Weerarada ayaa yimid maalmo kadib markii Golaha Iskaashiga Khaliijka ay dhinacyada ku dagaalamaya Yemen ku casuumeen wada-hadallo ka dhacaya Riyadh oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalka \u2013 casuumaddaas oo ay ku gacan sayreen Xuutiyiinta, kuwaas oo dalbadaay in wada-hadallada ay ka dhacaan dal dhex-dhexaad ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga qaaday Sacuudiga kuwaas oo beegsaday goobo muhiim ah oo ay ku jiraan xarumo laga soo saaro shidaalka iyo kuwa lagu nadiifiyo, sida ay ku warrameen warbaahinta Sacuudiga. Weerarada ma aysan sababin wax khasaare ah, balse waxay waxyeeleyeen baabuur shacab iyo guryo, ayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168326,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168325","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga qaaday Sacuudiga kuwaas oo beegsaday goobo muhiim ah oo ay ku jiraan xarumo laga soo saaro shidaalka iyo kuwa lagu nadiifiyo, sida ay ku warrameen warbaahinta Sacuudiga. Weerarada ma aysan sababin wax khasaare ah, balse waxay waxyeeleyeen baabuur shacab iyo guryo, ayey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-20T14:28:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/\",\"name\":\"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp\",\"datePublished\":\"2022-03-20T14:28:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp\",\"width\":1000,\"height\":560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon","og_description":"Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta weeraro isugu jira gantaallo iyo drone oodda kaga qaaday Sacuudiga kuwaas oo beegsaday goobo muhiim ah oo ay ku jiraan xarumo laga soo saaro shidaalka iyo kuwa lagu nadiifiyo, sida ay ku warrameen warbaahinta Sacuudiga. Weerarada ma aysan sababin wax khasaare ah, balse waxay waxyeeleyeen baabuur shacab iyo guryo, ayey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-20T14:28:31+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":560,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/","name":"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp","datePublished":"2022-03-20T14:28:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/1970581-683644090.webp","width":1000,"height":560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weeraro-saf-ballaaran-ah-oo-lagu-qaaday-sacuudiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weeraro saf ballaaran ah oo lagu qaaday Sacuudiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168325"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168325"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168327,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168325\/revisions\/168327"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168326"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}