{"id":168328,"date":"2022-03-21T00:24:00","date_gmt":"2022-03-20T21:24:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168328"},"modified":"2022-03-21T00:25:50","modified_gmt":"2022-03-20T21:25:50","slug":"ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/","title":{"rendered":"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168329\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaaqo ka dhacday degmada Bambaas oo kamid ah dowlad degaanka Soomaalida, ay ku dhinteen dad shacab ah halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Sida dad goob joogayaal ahi usheegeen\u00a0 shaqaaqadan ayaa dhacday kaddib markii Beel kamid ah beelaha dega degmadaasi, oo qabsanayay xaflad ay ku caleema saaranayeen Ugaaskooda, ay Ciidamada dowlad degaanku ka hor istaageen qabashada xafladdaasi, sidaasina ay shacabkii ka gadooday arrintaasi ay ciidanku ku fureen rasaas.<\/p>\n<p>10 qof ayaa ilaa iyo hadda la sheegayaa inay ku dhinteen rasaastii ay ciidanku fureen, halka dhaawac tiro badana intiisa badan loosoo qaaday dhinaca magaalada Jigjiga si halkaa loogu daweeyo, sida uu Warbaahinta u sheegay Ugaas Cabdi Shukri Ugaas Baashane oo kamid ahaa Ugaasyadii qaban qaabinayay xafladdii caleemasaarka ahayd ee ay Ciidamada amniga degaanka Soomaalidu baajiyeen.<\/p>\n<p>Geesta kale Ugaas Cabdi Shukri Baashane waxa uu sheegay inay garan la&#8217;yihiin sababta keentay in la hor istaago xaflad Caleemasaar Ugaas, oo haba yaraatee aan siyaasad shaqo ku lahayn, sidoo kale aan isku dhac qabiilna meesha ka jirin, isla markaana uu fasaxay Hoggaanka Nabadgalyada degaanka Soomaalida Mubashir dibad.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa fajac ku noqotay dadka ku dhaqan dowlad degaanka Soomaalida, maadaama aysan horey uga dhicin degaanka Soomaalida xaflad caleema saar Ugaas, oo dowladdu is hortaag ku samayso.<\/p>\n<p>Wali ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amniga ee dowlad degaanka Soomaalida, oo ku saabsan dhibaatadan ka dhacday degmada Bambaas, sidoo kalena goobta ay shaqaaqadu ka dhacday oo galinkii hore ee maanta qasnayd ayaa hadda deggan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaaqo ka dhacday degmada Bambaas oo kamid ah dowlad degaanka Soomaalida, ay ku dhinteen dad shacab ah halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen. Sida dad goob joogayaal ahi usheegeen\u00a0 shaqaaqadan ayaa dhacday kaddib markii Beel kamid ah beelaha dega degmadaasi, oo qabsanayay xaflad ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168329,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaaqo ka dhacday degmada Bambaas oo kamid ah dowlad degaanka Soomaalida, ay ku dhinteen dad shacab ah halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen. Sida dad goob joogayaal ahi usheegeen\u00a0 shaqaaqadan ayaa dhacday kaddib markii Beel kamid ah beelaha dega degmadaasi, oo qabsanayay xaflad ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-20T21:24:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-20T21:25:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/\",\"name\":\"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-20T21:24:00+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-20T21:25:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya dowlad degaanka Soomaaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaaqo ka dhacday degmada Bambaas oo kamid ah dowlad degaanka Soomaalida, ay ku dhinteen dad shacab ah halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen. Sida dad goob joogayaal ahi usheegeen\u00a0 shaqaaqadan ayaa dhacday kaddib markii Beel kamid ah beelaha dega degmadaasi, oo qabsanayay xaflad ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-20T21:24:00+00:00","article_modified_time":"2022-03-20T21:25:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/","name":"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg","datePublished":"2022-03-20T21:24:00+00:00","dateModified":"2022-03-20T21:25:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022320637833635675927563.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-liyuu-poliska-oo-laayay-dad-ugaas-caleemosaaranayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka Liyuu Poliska oo laayay dad Ugaas caleemo saaranayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168328"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168328"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168331,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168328\/revisions\/168331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168329"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}