{"id":168332,"date":"2022-03-21T12:19:30","date_gmt":"2022-03-21T09:19:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168332"},"modified":"2022-03-21T12:19:30","modified_gmt":"2022-03-21T09:19:30","slug":"mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168333\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waaxda Arrimaha Dibedda ee Barnaamijka Caddaaladda Maraykanka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Mostafa uu yahay Muwaadin horey u degenaa gobolka California, waxa uu hogaanka Al-Qaacida u qaabsanaa weerarada ka dhaca Bariga Afrika oo ay ku jiraan Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Mostafa oo 41-jir ah oo ku jira Liiska Argagaxisada loogu doonista badan yahay ee FBI-da, uu ka qalin-jabiyay kulliyad ku taalla magaalada San Diego ee gobolka California, ka hor inta uusan u wareegin Soomaaliya sannadkii 2005-tii.<\/p>\n<p>Waxaa la rumeysan yahay inuu ka qeyb qaatay weeraro ka dhan ah ciidamada Itoobiya ka hor inta uusan ku biirin Al-Shabaab ku dhawaad \u200b\u200b2008dii.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab, Mostafa waxa uu ka soo shaqeeyay shaqooyin badan oo xasaasi ah, oo ay ka mid tahay in uu tababare ciidan ka soo noqday xerooyinka tababarada ee kooxda, waxa uu hor kacayay dagaalyahannada ajaanibka ah, waxa uu ka hawl-galaa garabka warbaahineed ee kooxda, isaga oo u shaqaynayay\u00a0 dhex-dhexaadinta al-Shabaab iyo ururrada kale ee argagixisada ah. iyo hoggaaminta kooxda weerarrada argagixisanimada,\u201d ayay tiri waaxda Abaalmarinta Caddaaladda ee\u00a0 Arrimaha Dibadda Mareykanka.<\/p>\n<p>October 9, 2009, Mostafa waxaa lagu soo oogay dacwad maxkamad ku taal Koonfurta Degmada California ee dalka Mareykanka, iyadoo lagu eedeeyay inuu maleegayay inuu taageero agab ah siiyo al-Shabaab, sida ay sheegtay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibedda ee Barnaamijka Caddaaladda Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibedda ee Barnaamijka Caddaaladda Maraykanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-21T09:19:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/\",\"name\":\"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-21T09:19:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday lacag dhan $5 milyan oo dollar ah inay siinayso ciddii keenta xog ku saabsan halka uu ku sugan yahay Jehad Serwan Mostafa oo loo yaqaan Axmed Gurey oo la rumeysan yahay in uu xubin sare ka yahay kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. Waaxda Arrimaha Dibedda ee Barnaamijka Caddaaladda Maraykanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-21T09:19:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/","name":"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg","datePublished":"2022-03-21T09:19:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022321637834265954454819.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-5-milyan-oo-dollar-dul-dhigay-axmed-gurey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo 5 milyan oo dollar dul dhigay Axmed Gurey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168332"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168334,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168332\/revisions\/168334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168333"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}