{"id":168356,"date":"2022-03-23T12:21:13","date_gmt":"2022-03-23T09:21:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168356"},"modified":"2022-03-23T12:36:14","modified_gmt":"2022-03-23T09:36:14","slug":"al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan.<\/p>\n<p>Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Qayabaha ugu muhiimsan Xalene ayaa hadda ah kuwo la xiray, waxaana socda dagaal toos ah oo u dhexeeya AMISOM iyo kooxdii weerarka soo qaadday.<\/p>\n<p>Dhanka kale dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkaasi, waxaana ay sheegeen in ay iyagu ka dambeeyaan weerarka socda.<\/p>\n<p>Warar lagu baahiyay Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in ay Xalane weerar ku qaadeen, inkastoo aysan wax faah faahin dheeraad ah aysan ka bixin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F697038591476280%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan. Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168356","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan. Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-23T09:21:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-23T09:36:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/\",\"name\":\"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif\",\"datePublished\":\"2022-03-23T09:21:13+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-23T09:36:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa laga helaya weerar dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku qaadeen qaybo ka mid ah Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa dhawaqa rasaas culus oo dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan. Kooxda Weerarka soo qaadday ayaa lasoo sheegayaa in ay kasoo galeen dhanka Madiina Gate, halkaasi oo dagaal toos ah oo dhimasho iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-23T09:21:13+00:00","article_modified_time":"2022-03-23T09:36:14+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/","name":"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif","datePublished":"2022-03-23T09:21:13+00:00","dateModified":"2022-03-23T09:36:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS-2.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerar-toos-ah-ku-qaaday-xarunta-xalane\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al Shabaab oo weerar toos ah ku qaaday xarunta Xalane"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168356"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168356"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168359,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168356\/revisions\/168359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}