{"id":168358,"date":"2022-03-23T18:37:29","date_gmt":"2022-03-23T15:37:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168358"},"modified":"2022-03-23T18:37:29","modified_gmt":"2022-03-23T15:37:29","slug":"weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/","title":{"rendered":"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168363\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"413\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane-300x200.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u00a0Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen booliska.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in lixda qof ay shan ka mid ah yihiin ajaanib, islamarkaana uu ku jiro askari ka tirsan ciidamada AMISOM. Qofka lixaad ayaa ah Soomaali.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa uu intaas ku daray in dadka dhintay ay sidoo kale ku jireen tababarayaal ka caawiya dawladda dhinaca tababarka qaraxyada, balse ma uusan shaacin dalalka ay kasoo jeedaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Afhayeenka ayaa sheegay in weerarka ay qaadeen laba ka mid ah kooxda Al-Shabaab, islamarkaana iminka la dilay. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in ragga weerarka fuliyey ay gaarayaan afar.\u00a0<\/span><\/p>\n<p>Khasaaraha ayaa laga cabsi qabaa inuu intaas ka bato, waxaana weerarkan, oo ay sheegatay Al-Shabaab uu noqonayaa kii ugu khasaaraha badnaa ee y ku qaado xerada Xalane, oo ah halka la sheego inay ugu amni badan tahay Muqdisho.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Weerarkan ayaa dhaliyey hadal heyn iyo shaki xoogan oo ku aadan sida loo soo abaabulay, maadaama lagu beegsaday xero si weyn amnigeed loo ilaaliyo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xaaladda ayaa weli aad u kacsan, waxaan rasaas laga maqlayaa gudaha Xerada Xalane oo ay dagan yihiin ciidamada AMISOM, sidoo kalena ay ku yaallaan safaarado waa weyn.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in weerarkan uu saameeyey duulimaayada gudaha iyo dibadda oo istaagay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201c5 sano kahor Hangarkii Afisyoone lagu doortay xukunka dalkana lagula wareejiyay ayaa maanta xabadi ka dhex socotaa. Duulimaadyadii gudaha iyo dibeda ayaana mar qur ah istaagay,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri xildhibaan Mahad Salaad.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxa kale oo uu weerar afka ku qaaday maamulka Farmaajo, isaga oo shaaciyey inay ayaan darro tahay in hoolkii lagu doortay 5 sano, kahor ay maanta ka dhaceyso rasaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cDhowr iyo toban sano meel Shabaab waligood aysan imaanin ayay maanta ka dhex dagaalamayaan. Farmaajo dal iyo dad midna lagama dhaxli doono ee hanbada hartay halaga badbaadiyo!,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen booliska. Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in lixda qof ay shan ka mid ah yihiin ajaanib, islamarkaana uu ku jiro askari ka tirsan ciidamada AMISOM. Qofka lixaad ayaa ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u00a0Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen booliska. Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in lixda qof ay shan ka mid ah yihiin ajaanib, islamarkaana uu ku jiro askari ka tirsan ciidamada AMISOM. Qofka lixaad ayaa ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-23T15:37:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"620\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"413\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/\",\"name\":\"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp\",\"datePublished\":\"2022-03-23T15:37:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp\",\"width\":620,\"height\":413},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon","og_description":"\u00a0Ugu yaraan lix qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen booliska. Afhayeenka booliiska Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in lixda qof ay shan ka mid ah yihiin ajaanib, islamarkaana uu ku jiro askari ka tirsan ciidamada AMISOM. Qofka lixaad ayaa ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-23T15:37:29+00:00","og_image":[{"width":620,"height":413,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/","name":"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp","datePublished":"2022-03-23T15:37:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/xalane.webp","width":620,"height":413},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-xalane-oo-lasoo-af-jaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weerarkii Xalane Oo Lasoo Af-Jaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168358"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168365,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168358\/revisions\/168365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168363"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}