{"id":168366,"date":"2022-03-23T18:39:38","date_gmt":"2022-03-23T15:39:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168366"},"modified":"2022-03-23T18:47:07","modified_gmt":"2022-03-23T15:47:07","slug":"cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"443\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507-300x201.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507-626x420.jpeg 626w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay doorashada kursigii ugu tartanka adkaa guud ahaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Kursigaan oo nambarkiisu yahay HOP 063 waxaa isku soo sharaxay Musharaxiintii ugu badneyd oo ahaa 9 Musharax, waxaana afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Kursigaan oo tartankiisu uu gaaray ilaa sadax wareeg ayaa ahaa mid aad u adag waxaana wareegi koowaad ee kursigaan ku haray ilaa 7 Musharax, waxaana ilaa wareeg sadaxaad tartamay laba musharax ee kala ah Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid iyo Daahir xaaji Aaden.<\/p>\n<p>Labadaan Musharax ayaa wareegii labaad kala helay codad isla siman oo kala ahaa min 50 cod, waxaana ay isla gaareen wareeg sadaxaad oo noqday wareegii ugu dambeeyay, waxaana guusha ku raacday wareega sadaxaad Cabdirisaaq Cabdullaahi Macalin Ciid oo helay 56 cod, halka Daahir xaaji Aaden uu helay 44 cod, sida ay guddiga doorashada ku dhawaaqeen.<\/p>\n<p>Musharax laga guuleystay ee Maxamed Daahir ayaa waxay walaalo isku hooyo ah yihiin madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, kaasi oo lacag badan ku bixiyey doorashada walaalkiis.<\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Maxamed Daahir ayaa wuxuu sidoo kale taageero weyn ka heystay Villa Somalia oo waqti badan gelisay inuu kursigaan kusoo baxo, balse ugu dambeyn waa laga adkaaday.<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\"><span class=\"s2\">Dhanka kale, musharax ku guuleystay tartanka kursigaan ayaa wuxuu ka tirsan yahay xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaasi oo u dabaa-ldegay guushiisa.<\/span><\/p>\n<p>Kursigaan oo tartankiisa uu qaatay saacado badan ayaa kamid ahaa kuraasta Beesha Xawaadle ee taalay magaalada Beledweyne kuwaas oo muddo badan la isku heystay in shaqsiyaad gaar ah loo xiro iyo in si cadaalad ah loogu tartamo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa go\u2019aan ku gaaray in kuraastaas Beeshaas ay noqdaan kuwa furan oo si caddaalad ah loogu tartamo, maadaama uu jiray khilaaf muddo badan u dhaxeeyey isaga iyo Beesha Kuraastaas leh.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid ayaa noqday Xildhibaanka afarta sano ee soo socota, kadib tartan adag uu wajahay Maanta, waxaana kursigaan uu noqday kii ugu tartanka adkaa dhamaan kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay doorashada kursigii ugu tartanka adkaa guud ahaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baledweyne. Kursigaan oo nambarkiisu yahay HOP 063 waxaa isku soo sharaxay Musharaxiintii ugu badneyd oo ahaa 9 Musharax, waxaana afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Cabdullaahi Goodax Barre. Kursigaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay doorashada kursigii ugu tartanka adkaa guud ahaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baledweyne. Kursigaan oo nambarkiisu yahay HOP 063 waxaa isku soo sharaxay Musharaxiintii ugu badneyd oo ahaa 9 Musharax, waxaana afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Cabdullaahi Goodax Barre. Kursigaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-23T15:39:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-23T15:47:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"443\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/\",\"name\":\"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-23T15:39:38+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-23T15:47:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg\",\"width\":660,\"height\":443},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay doorashada kursigii ugu tartanka adkaa guud ahaan doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baledweyne. Kursigaan oo nambarkiisu yahay HOP 063 waxaa isku soo sharaxay Musharaxiintii ugu badneyd oo ahaa 9 Musharax, waxaana afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Cabdullaahi Goodax Barre. Kursigaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-23T15:39:38+00:00","article_modified_time":"2022-03-23T15:47:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":443,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/","name":"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg","datePublished":"2022-03-23T15:39:38+00:00","dateModified":"2022-03-23T15:47:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022323637836299920482507.jpeg","width":660,"height":443},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-cabdullaahi-ciid-oo-kugulaystay-kursigii-uu-kufadhiyay-goodax-bare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid oo kugulaystay kursigii uu kufadhiyay Goodax Bare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168366"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168366"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168376,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168366\/revisions\/168376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168367"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}