{"id":168401,"date":"2022-03-24T12:21:11","date_gmt":"2022-03-24T09:21:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168401"},"modified":"2022-03-24T12:21:26","modified_gmt":"2022-03-24T09:21:26","slug":"daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp\" alt=\"\" width=\"1174\" height=\"806\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp 1174w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-300x206.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-1024x703.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-768x527.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-100x70.webp 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-218x150.webp 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-696x478.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-1068x733.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1-612x420.webp 612w\" sizes=\"(max-width: 1174px) 100vw, 1174px\" \/><\/p>\n<p>Khudbad ay horay u jeedisay Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa u muuqatay mid ogeyd in nolosheyda loo soo socday.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aamina ayaa khudbaddaas uga hadashay dilkii Ikraan Tahliil oo ka mid aheyd shaqaalaha NISA, taasi oo la waayey bishii June ee 2021.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aamina ayaa hadalladeeda laga dareemi karay inay ahaayeen kuwo si toos ah ugu socday madaxweynaha xilkiisa dhamaaday, Farmaajo, Fahad Yaasiin iyo Yaasiin Fareey iyo xubnaha kale ee NISA ka tirsan.<\/p>\n<p>\u201cHaddaan maalinkaas cabsan lahaa, hadalladaa kusoo qoray Facebookeyga, waa ley soo wacay waxaa ley dhahay arrintaan faraha kala bax shuqul kuma lihid, ma i cabsi gelineyso wax kasto oo ley sheego, iyo aan ugu tanaasulaayana arrinta Ikraan ma jirto, mansab kasto, maal, magac wax kastoo ley sheego Ikraan uguma tanaasulaayo,\u201d ayey tiri marxuumad Aamina Maxamed.<\/p>\n<p>Marxuumad Aamina oo ka hadleysay madal ay u dhamaayeen qeybaha bulshada kala duwan, ayaa xilligaas sheegtay in caddaalad u raadinta Ikraan ay kursi iyo mansab midna ku raadineyn, matalaadda baarlamaankana mudane kale uu ku matalo, kaasi oo ka mid ah dadkii aamusin waayay sida ay sheegtay, balse tan soo kicisay ay tahay damiirka bini\u2019aadanimo iyo in ay tahay qof dumar ah oo u baahan in cid kasta ay u kacdo sidii ay caddaalad u heli laheyd.<\/p>\n<p>\u201cHaddeey ummadda Soomaaliyeed ka cabsanayaan Fahad Yaasiin, Yaasiin Fareey ama Farmaajo oo xilkiisii dhamaaday kuwa u aamusan inuu xil siiyo darteed, waad gabteen mas\u2019uuliyadiinii, waad gabteen mas\u2019uuliyadiiniii iyo wixii la idiin abuuray oo ah bini\u2019aadanimada, culumada Soomaaliyeed ha ogaadaan wixii Ikraan ku dhacay ayaa qof kasta ku dhacaaya, idinkaana inaad culumo u tihiin dadkaan Soomaaliyeed ama dad gaar ah ayaa meeshaan nooga kala cadaaneyso,\u201d ayey ku hor tiri bulshadii kasoo qeybgashay madashaasi oo looga hadlayay arrinta Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Marka dib loo eego hadalada marxuumadda iyo xiliga dilkeeda kusoo beegmay iyadoo madaxtooyada ay ka hor istaagtay inay kusoo baxdo xilka ay ku guuleysatay waa arrin u baahan dib u eegis iyo baaritaan caalami ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/It-S4ffIv3A\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zIE5OHTekTI\" width=\"910\" height=\"512\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khudbad ay horay u jeedisay Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa u muuqatay mid ogeyd in nolosheyda loo soo socday. Xildhibaan Aamina ayaa khudbaddaas uga hadashay dilkii Ikraan Tahliil oo ka mid aheyd shaqaalaha NISA, taasi oo la waayey bishii June ee 2021. Xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khudbad ay horay u jeedisay Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa u muuqatay mid ogeyd in nolosheyda loo soo socday. Xildhibaan Aamina ayaa khudbaddaas uga hadashay dilkii Ikraan Tahliil oo ka mid aheyd shaqaalaha NISA, taasi oo la waayey bishii June ee 2021. Xildhibaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-24T09:21:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-24T09:21:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1174\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-03-24T09:21:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-24T09:21:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp\",\"width\":1174,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon","og_description":"Khudbad ay horay u jeedisay Allah ha u naxariistee marxuumad xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo qarax ismiidaamin ah lagu dilay xalay ayaa u muuqatay mid ogeyd in nolosheyda loo soo socday. Xildhibaan Aamina ayaa khudbaddaas uga hadashay dilkii Ikraan Tahliil oo ka mid aheyd shaqaalaha NISA, taasi oo la waayey bishii June ee 2021. Xildhibaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-24T09:21:11+00:00","article_modified_time":"2022-03-24T09:21:26+00:00","og_image":[{"width":1174,"height":806,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/","name":"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp","datePublished":"2022-03-24T09:21:11+00:00","dateModified":"2022-03-24T09:21:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Screen-Shot-2021-09-13-at-6.25.07-PM-1.webp","width":1174,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hadaladii-ay-eersatay-ex-xildhibaan-aamina\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hadaladii ay eersatay Ex Xildhibaan Aamina"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168401"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168402,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168401\/revisions\/168402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168380"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}