{"id":168441,"date":"2022-03-26T12:41:11","date_gmt":"2022-03-26T09:41:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168441"},"modified":"2022-03-26T12:41:11","modified_gmt":"2022-03-26T09:41:11","slug":"cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/","title":{"rendered":"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168442\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee tirisgiisu yahay #HOP058 oo uu ku fadhiyey sanadihii lasoo dhaafay Nuur Iidow Beyle.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo xuleysa ergada doorashada kursiga #HOP058, iyadoona Guddiga uu diiwaan-gelinayo Musharaxiinta ku tartameysa kursigaas Maanta.<\/p>\n<p>Doorashada kursigaan ka dhaceysa Baladweyne ayaa waxaa tartanka ka haray Nuur Iidow Beyle oo sanadihii lasoo dhaafay ku fadhiyey kursigaas Golaha Shacabka, kadib markii Guddiga doorashada Hirshabeelle ay fureen tartanka kursigaas.<\/p>\n<p>Musharaxiinta u tartamaya kursiga tirisgiisu yahay #HOP058 ayaa waxaa ku jiro Cabdullaahi Maxamed Cali Shanbaloolshe oo ahaa Taliyihii hore ee hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA iyo Musharaxiin kale.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa la filayaa in maalinta berri uu soo gaba-gabeyo doorashada kuraasta Golaha Shacabka ku harsan ee taalla Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana weli usii harsan kuraas kale oo taalla Magaalada Jowhar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee tirisgiisu yahay #HOP058 oo uu ku fadhiyey sanadihii lasoo dhaafay Nuur Iidow Beyle. Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo xuleysa ergada doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee tirisgiisu yahay #HOP058 oo uu ku fadhiyey sanadihii lasoo dhaafay Nuur Iidow Beyle. Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo xuleysa ergada doorashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-26T09:41:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/\",\"name\":\"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-26T09:41:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon","og_description":"Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo sabti ah waxaa lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada kursiga Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee tirisgiisu yahay #HOP058 oo uu ku fadhiyey sanadihii lasoo dhaafay Nuur Iidow Beyle. Guddiga doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xalay shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo xuleysa ergada doorashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-26T09:41:11+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/","name":"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg","datePublished":"2022-03-26T09:41:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/san-1.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-sanbaloolshe-oo-maanta-tartan-adag-gelaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdullaahi Sanbaloolshe Oo Maanta tartan adag gelaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168441"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168443,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168441\/revisions\/168443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168442"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}