{"id":168479,"date":"2022-03-27T11:29:22","date_gmt":"2022-03-27T08:29:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168479"},"modified":"2022-03-27T11:29:22","modified_gmt":"2022-03-27T08:29:22","slug":"ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda Puntland Xasan Shirre Abgaal ayaa sheegay inuusan jirin sharci madaxweyne Deni udiidaya inuu u tartamo xilka madaxweynaha isaga oo aan iska casilin xilka madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda ayaa ka digay in tashuush lagu furo musharraxnimada madaxweyne Siciid\u00a0 Deni, isagoo ku tilmaamay dadka qaba aragtigaas inay yihiin kuwa doonaya inaan isbeddel lagu sameynin hoggaanka dowladdda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladda hadda jirta iyo Shabaab ayaa isku dhex milmay, waxaa la rabaa inuu isbeddel yimaado. Marka yaan la shaki la galin isbeddelkaas. Madaxweynuhu waa tartamayaa. Madaxweynayaal ka horreeyay ayaa sidaas oo kale u tartamay, xilkan&#8221; ayuu yiri wasiirka maaliyadda Puntland.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka maaliyadda Puntland wuxuu kusoo beegmayaa, kadib markii maalmo ka hor mid kamid ah xildhibaannada barlamaanka Puntland uu sheegay inay xilka ka qaadayaan madaxweyne Deni haddii uu isku sharraxo xilka madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyadda Puntland Xasan Shirre Abgaal ayaa sheegay inuusan jirin sharci madaxweyne Deni udiidaya inuu u tartamo xilka madaxweynaha isaga oo aan iska casilin xilka madaxweynaha Puntland. Wasiirka maaliyadda ayaa ka digay in tashuush lagu furo musharraxnimada madaxweyne Siciid\u00a0 Deni, isagoo ku tilmaamay dadka qaba aragtigaas inay yihiin kuwa doonaya inaan isbeddel lagu sameynin hoggaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka maaliyadda Puntland Xasan Shirre Abgaal ayaa sheegay inuusan jirin sharci madaxweyne Deni udiidaya inuu u tartamo xilka madaxweynaha isaga oo aan iska casilin xilka madaxweynaha Puntland. Wasiirka maaliyadda ayaa ka digay in tashuush lagu furo musharraxnimada madaxweyne Siciid\u00a0 Deni, isagoo ku tilmaamay dadka qaba aragtigaas inay yihiin kuwa doonaya inaan isbeddel lagu sameynin hoggaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-27T08:29:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"name\":\"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-27T08:29:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg\",\"width\":660,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka maaliyadda Puntland Xasan Shirre Abgaal ayaa sheegay inuusan jirin sharci madaxweyne Deni udiidaya inuu u tartamo xilka madaxweynaha isaga oo aan iska casilin xilka madaxweynaha Puntland. Wasiirka maaliyadda ayaa ka digay in tashuush lagu furo musharraxnimada madaxweyne Siciid\u00a0 Deni, isagoo ku tilmaamay dadka qaba aragtigaas inay yihiin kuwa doonaya inaan isbeddel lagu sameynin hoggaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-27T08:29:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/","name":"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg","datePublished":"2022-03-27T08:29:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022327637839503235639747.jpeg","width":660,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ma-jiro-sharci-deni-u-diidaya-inuu-isku-sharaxo-xilka-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ma jiro sharci Deni u diidaya inuu isku sharaxo xilka madaxweynaha Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168479"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168481,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168479\/revisions\/168481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168480"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}