{"id":168522,"date":"2022-03-30T11:18:32","date_gmt":"2022-03-30T08:18:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168522"},"modified":"2022-03-30T11:18:54","modified_gmt":"2022-03-30T08:18:54","slug":"golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka  oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168523\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa kulankooda maanta 30-ka Maarso, inuu ku ansixiyo waajibaadka iyo oggolaanshaha howlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu bedelayaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) 1-da Abriil, sida ay go&#8217;aamiyeen Midowga Afrika (AU), Qaramada Midoobay (UN) iyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka cusub ayaa dhammaan doona sanadka 2024-ka, iyadoo wixii ka dambeeyana dhammaan mas\u2019uuliyadda lagu wareejin doono ciidamada ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in ATMIS uu xoogga saaro hirgelinta Qorshaha kala guurka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa la sameeyay 2018-kii si mas\u2019uuliyadda amniga looga wareejiyo AMISOM laguna wareejiyo ciidamada ammaanka dalka.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa dib loo eegay waxaana la fulin doonaa saddexda sano ee soo socota, sida ku cad heshiiska Soomaaliya iyo golaha midowga Afrika.<\/p>\n<p>Bankole Adeoye, oo ah Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga, ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu si buuxda ula jaanqaadi doono Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa sheegay waajibaadka shaqo ee ATMIS inuu noqondoono la dagaalanka al-Shabaab, sugidda amniga, horumarinta tayada ciidamada ammaanka, cadaaladda iyo taageeridda nabadda iyo dib u heshiisiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa kulankooda maanta 30-ka Maarso, inuu ku ansixiyo waajibaadka iyo oggolaanshaha howlgalka ATMIS. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu bedelayaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) 1-da Abriil, sida ay go&#8217;aamiyeen Midowga Afrika (AU), Qaramada Midoobay (UN) iyo dowladda Soomaaliya. Howlgalka cusub ayaa dhammaan doona sanadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa kulankooda maanta 30-ka Maarso, inuu ku ansixiyo waajibaadka iyo oggolaanshaha howlgalka ATMIS. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu bedelayaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) 1-da Abriil, sida ay go&#8217;aamiyeen Midowga Afrika (AU), Qaramada Midoobay (UN) iyo dowladda Soomaaliya. Howlgalka cusub ayaa dhammaan doona sanadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-30T08:18:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-03-30T08:18:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"382\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-30T08:18:32+00:00\",\"dateModified\":\"2022-03-30T08:18:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg\",\"width\":660,\"height\":382},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa kulankooda maanta 30-ka Maarso, inuu ku ansixiyo waajibaadka iyo oggolaanshaha howlgalka ATMIS. Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu bedelayaa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) 1-da Abriil, sida ay go&#8217;aamiyeen Midowga Afrika (AU), Qaramada Midoobay (UN) iyo dowladda Soomaaliya. Howlgalka cusub ayaa dhammaan doona sanadka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-30T08:18:32+00:00","article_modified_time":"2022-03-30T08:18:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":382,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/","name":"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg","datePublished":"2022-03-30T08:18:32+00:00","dateModified":"2022-03-30T08:18:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022330637842032008483421.jpeg","width":660,"height":382},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-ammaanka-oo-maanta-ansixiyo-howlgalka-atmis-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Ammaanka oo maanta ansixiyo howlgalka ATMIS ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168522"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168522"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168524,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168522\/revisions\/168524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168523"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}