{"id":168531,"date":"2022-03-31T11:27:06","date_gmt":"2022-03-31T08:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168531"},"modified":"2022-03-31T11:27:06","modified_gmt":"2022-03-31T08:27:06","slug":"deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/","title":{"rendered":"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabid iyo isku bedel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Xukuumadda\u00a0 oo ka kooban, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru Dowlayaal.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah wasiiraddiisii muddada xafiiska joogay, isagoo ku beddelay wajiyo cusub, halka uu sidoo kale soo buuxiyay xilalkii ay baneeyeen wasiiraddii ku biiray labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>Halkaan hoose ka akhriso xubnaha la magacaabay.<\/b><\/p>\n<p>B. Isku bedel Wasiiro:<\/p>\n<p>1. Waxaa Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha.<\/p>\n<p>2. Waxaa Cabdullaahi Cabdi Xirsi loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka<\/p>\n<p>3. Waxaa Axmed Shire Siciid loo bedelaya Wasiirka Wasaaradda Beeraha<\/p>\n<p>Magacaabid:<\/p>\n<p>1. Waxaa Jamaal Carab Yuusuf loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n<p>2. Waxaa Dr. Naciimo Cabdiraxmaan Guuleed loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.<\/p>\n<p>3. Waxaa Dr. Carshe Maxamed Siciid Aw-muuse loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha.<\/p>\n<p>4. Waxaa Maxamed Cabdullaahi Axmed (Libaaxe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha<\/p>\n<p>4. Waxaa Cabdalle Cali Maxamed (Xashaawe) loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.<\/p>\n<p>T) Wasiir Kuxigeeno :<\/p>\n<p>Bedel<br \/>\n1. Waxaa Faa\u2019iso Cali Ismaciil loo bedelaya Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Beeraha<\/p>\n<p>Magacaabid :<\/p>\n<p>1. Waxaa Laylo Cabdi Cali\u00a0\u00a0 loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka<\/p>\n<p>2. Waxaa Aamino Maxamed Cabdullaahi\u00a0\u00a0 loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka<\/p>\n<p>3. Waxaa Cali Cumar Caarshe loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<p>4. Waxaa Mukhtaar Cabdisalaan Suleymaan\u00a0\u00a0\u00a0 loo magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada<\/p>\n<p>5. Waxaa Qaasim Maxamed Yuusuf\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 loo magacaabay Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Dekeddaha<\/p>\n<p>6. Waxaa Cabduqaadir Maxamed Suleymaan loo magacaabay Wasiirk Kuxigeenka Wasaaradda Tamarta<\/p>\n<p>J) Wasiiru Dowlayaal :<\/p>\n<p>1. Waxaa Shaakir Maxamed Guuleed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta<\/p>\n<p>2. Waxaa Axmed Maxamuud Maxamed (Barile) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha<\/p>\n<p>3. Waxaa Nuur Sheikh Daahir Sheikh Nuur loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha<\/p>\n<p>4. Waxaa Axmed Ibraamin Cawaale loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.<\/p>\n<p>5. Waxaa Cabdinaasir Aadan Gows loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<\/p>\n<p>6. Waxaa Mustafe Cabdifitaax Maxamed loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.<\/p>\n<p>7. Waxaa Cabdiqani Maxamed Cabdi Ciise loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga<\/p>\n<p>8. Waxaa Yuusuf Axmed Maxamuud (Barre Faatax) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha<\/p>\n<p>9. Waxaa Maxamuud Ismaaciil Jaamac (Ciyoon) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabid iyo isku bedel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Xukuumadda\u00a0 oo ka kooban, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru Dowlayaal. Madaxweyne Deni ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah wasiiraddiisii muddada xafiiska joogay, isagoo ku beddelay wajiyo cusub, halka uu sidoo kale soo buuxiyay xilalkii ay baneeyeen wasiiraddii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabid iyo isku bedel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Xukuumadda\u00a0 oo ka kooban, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru Dowlayaal. Madaxweyne Deni ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah wasiiraddiisii muddada xafiiska joogay, isagoo ku beddelay wajiyo cusub, halka uu sidoo kale soo buuxiyay xilalkii ay baneeyeen wasiiraddii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-03-31T08:27:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/\",\"name\":\"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-03-31T08:27:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabid iyo isku bedel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Xukuumadda\u00a0 oo ka kooban, Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru Dowlayaal. Madaxweyne Deni ayaa shaqadii ka eryay qaar kamid ah wasiiraddiisii muddada xafiiska joogay, isagoo ku beddelay wajiyo cusub, halka uu sidoo kale soo buuxiyay xilalkii ay baneeyeen wasiiraddii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-03-31T08:27:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/","name":"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg","datePublished":"2022-03-31T08:27:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/2022331637842874447216855.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-magacaabay-wasiiro-cusub-kuwane-cayriyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo magacaabay wasiiro cusub kuwane cayriyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168531"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168531"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168533,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168531\/revisions\/168533"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168532"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}