{"id":168576,"date":"2022-04-01T11:43:55","date_gmt":"2022-04-01T08:43:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168576"},"modified":"2022-04-01T11:43:55","modified_gmt":"2022-04-01T08:43:55","slug":"putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/","title":{"rendered":"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp\" alt=\"\" width=\"770\" height=\"513\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp 770w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 770px) 100vw, 770px\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ruushka ayaa u sheegay in wadamada shisheeye &#8220;aan saaxiibka la ahayn&#8221; ay bilaabaan inay gaaska ku iibsadaan lacagta Rubles ee Ruushka, haddii ay taai dhici weysana waxa uu yiri: &#8221;waaan joojineynaa inaan ka iibino.&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Vladimir Putin waxa uu saxiixay wareegto sheegaysa in iibsadayaashu gaaska &#8220;ay waajib ku tahay inay akoonnada lacagta ruble ka furtaan bangiyada Ruushka&#8221; laga bilaabo Jimcaha maanta ah.<\/p>\n<\/div>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Qofna wax bilaash ah nagama iibinayo, annaguna ma samayn doonno samafal &#8211; taas oo ah micneheedu yahay, qandaraasyada jira waa la joojin doonaa,&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dalabka Mr Putin ayaa loo arkaa mid uu ku doonayo in uu kor ugu qaado lacagtiisa ruble-ka oo ay cunaqabatayn ku soo rogeen reer galbeedka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Wareegtadiisa ayaa ka dhigan in dadka ajnabiga ah ee iibsanaya gaaska Ruushka ay tahay inay akoon ka furtaan bangiga Gazprom ee Ruushka ayna ku wareejiyaan lacagta euro ama doollarka Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Bangiga Gazprom ayaa markaa ka dib lacagtaasi u beddeli doona ruble taas oo markaa loo isticmaali doono bixinta gaaska.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8221;In kasta oo amarkan uu dhaqan galayo laga bilaabo Jimcaha maanta ah, haddana lacagaha gaaskaas ma bixinayaan iibsadayaasha reer Yurub illaa bartamaha May,&#8221; Dr Jack Sharples, oo ah cilmi-baare ka tirsan Machadka Daraasaadka Tamarta ee Oxford ayaa sidaasi u sheegay BBC.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Taasi waxay soo jeedinaysaa inaysan jirin khatar degdeg ah oo ku wajahan saadka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mr Putin waxa uu sheegay in sababta lacagtiisa Rubles-ka loogu beddelayo ay tahay mid lagu xoojinayo madax-bannaanida Ruushka, isla markaana ay ku adkaysan doonto go&#8217;aankeeda ku aaddan dhammaan qandaraasyada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dowladaha reer galbeedka ayaa ganafka ku dhuftay amar kama dambeys ah oo uu madaxweyne Putin u qabtay bixinta gaaska dabiiciga ah.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\n<\/div>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Jarmalka, faransiiska iyo Austria ayaa dhamaantood ku tilmaamay dalabka Moscow inuu yahay qaab handaad ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Tan iyo markii Ruushku uu gudaha u galay dalka Ukrain, dalalka reer galbeedka ayaa soo saarayay cunaqabatayn dhaqaale iyo mid ganacsi oo Ruushka ku soo rogeen, balse Midowga Yurub ayaan wax xayiraad ah saarin shidaalka iyo gaasta, si ka duwan Maraykanka iyo Kanada, maadaama dalalka xubnaha ka ahi ay si weyn ugu tiirsan yihiin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Midowga Yurub waxa uu Ruushka ka helaa 70% gaaska iyo saliidda, mana haystaan il kale oo fudud oo baddesho Ruushka. Dhanka kale, Ruushku wuxa uu gaaska uu ka iibiyo Yurub ka helaa 340 malyan oo doolar maalin kasta, mana haysto qaab uu saadkan ugu wareejiyo suuqyada kale ee caalamka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Aqalka Kremlin-ka ayaa tallaabadaan waxa uu uga gol leeyahay inuu cirka isku sii shareero dagaalka dhaqaale ee u dhexeeya reer Galbeedka iyo Ruushka ee ka dhashay duulaanka Ukraine.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\n<\/div>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Vladimir Putin ayaa tilmaamay inuu yaqaano dariiqa loo maro jarista gaaska ee Yurub haddii macaamiisha reer galbeedku ay diidaan inay bixiyaan lacagta Ruushka ruble-ka si ay gaaska u iibsadaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><b>&#8216; Tallaabada xaaladda uga sii dari karta&#8217;<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Falanqeeyayaasha ayaa sheegay in haddii Ruushku uu joojiyo gaaska uu siiyo dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub uuna &#8220;ku qasbo inay lacagtiisa u iibsadaan&#8221; waxay calaamad u tahay inay taasi noqon doonto sare u kacii ugu weynaa ee soo mara caalmaka kaas oo xitaa aanan la arkin dagaalkii qaboobaa&#8221;.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Waxay calaamad u noqon doontaa dharbaaxo kale oo dhanka dhaqaalaha ah oo soo food saartay khasnadaha Ruushka,&#8221; ayuu machadka Fitch Solutions ku daray.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Shirkadaha iyo dawladaha reer galbeedka ayaa diiday dalabka Ruushka ee ah in uu ku bixiyo gaaskiisa lacagta Rubles, taas oo jabinaysa qandaraasyadii hore u jiray, ee ahaa lacagta Yuuro ama Doolarka Maraykanka oo keliya lagu iibsan karo gaaska.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\n<\/div>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Jarmalka, oo qiyaastii kala bar gaaskiisa iyo saddex meelood meel saliiddiisa ka hela Ruushka, ayaa ku booriyay muwaadiniintiisa iyo shirkadahooda inay yareeyaan isticmaalka iyadoo la filayo inay yaraan karaan. Austria, oo qiyaastii 40% gaaskeeda ka soo dhoofsata Ruushka, ayaa adkeynaysa la socodka suuqa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dhanka kale, Bulgaria oo 90% gaaska ka hesha badeecadaha laga keeno shirkadda Gazprom ee laga leeyahay dalka Ruushka, ayaa furtay qandaraas qodista dhulka hoostiisa ah, taas oo qayb ka ah qorshayaasha lagu doonayo in ku dhawaad \u200b\u200bla laba jibaaro awoodda kaydinta gaaska ee dalka, looguna diyaargaroobo wax kasta oo ku aaddan carqaladaynaya gaaska ee Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Inkastoo UK aysan si toos ah u saameyn doonin tallaabada Ruushka, maadaama Gaaska ka soo gala Ruushka uuu ka yar yahay boqolkiiba 5% hadana, waxaa saameyn doona sare u kaca qiimaha suuqyada adduunka marka baahida Yurub ay korodho.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dowladda UK ayaa sheegtay in aysan qorsheyneyn in ay iibsashada gaaska ku bixiso lacagta Ruushka ee Rubles.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"https:\/\/www.reuters.com\/business\/energy\/russia-sets-deadline-rouble-gas-payments-europe-calls-it-blackmail-2022-03-31\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ruushka ayaa u sheegay in wadamada shisheeye &#8220;aan saaxiibka la ahayn&#8221; ay bilaabaan inay gaaska ku iibsadaan lacagta Rubles ee Ruushka, haddii ay taai dhici weysana waxa uu yiri: &#8221;waaan joojineynaa inaan ka iibino.&#8221; Vladimir Putin waxa uu saxiixay wareegto sheegaysa in iibsadayaashu gaaska &#8220;ay waajib ku tahay inay akoonnada lacagta ruble ka furtaan bangiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ruushka ayaa u sheegay in wadamada shisheeye &#8220;aan saaxiibka la ahayn&#8221; ay bilaabaan inay gaaska ku iibsadaan lacagta Rubles ee Ruushka, haddii ay taai dhici weysana waxa uu yiri: &#8221;waaan joojineynaa inaan ka iibino.&#8221; Vladimir Putin waxa uu saxiixay wareegto sheegaysa in iibsadayaashu gaaska &#8220;ay waajib ku tahay inay akoonnada lacagta ruble ka furtaan bangiyada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-01T08:43:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"770\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/\",\"name\":\"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-04-01T08:43:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp\",\"width\":770,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon","og_description":"Ruushka ayaa u sheegay in wadamada shisheeye &#8220;aan saaxiibka la ahayn&#8221; ay bilaabaan inay gaaska ku iibsadaan lacagta Rubles ee Ruushka, haddii ay taai dhici weysana waxa uu yiri: &#8221;waaan joojineynaa inaan ka iibino.&#8221; Vladimir Putin waxa uu saxiixay wareegto sheegaysa in iibsadayaashu gaaska &#8220;ay waajib ku tahay inay akoonnada lacagta ruble ka furtaan bangiyada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-01T08:43:55+00:00","og_image":[{"width":770,"height":513,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/","name":"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp","datePublished":"2022-04-01T08:43:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Putin-1.webp","width":770,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/putin-oo-yurub-ku-amray-inay-lacagtiisa-ku-iibsadaan-shidaalkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Putin oo Yurub ku amray inay lacagtiisa ku iibsadaan shidaalkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168576"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168578,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168576\/revisions\/168578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168577"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}