{"id":168584,"date":"2022-04-01T17:08:53","date_gmt":"2022-04-01T14:08:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168584"},"modified":"2022-04-01T17:08:53","modified_gmt":"2022-04-01T14:08:53","slug":"dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya Muuse Geelle Yuusuf, ayaa ka hadlay sababta liiska barlamaanka looga reebay la taliyaha dhinaca amniga ee madaxweyne Farmaajo, xildhibaan Fahad Yaasiin Daahir iyo saddex mudane oo kale.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muuse Geelle oo la hadlayay laanta BBC Soomaali ah, ayaa sheegay in xildhibaannadan looga reebay liiska la shaaciyay sababa la xiriira habraaca lagu doortay oo ay wax ka qaldanaayeen.<\/p>\n<p>Geesta kale, Muuse Geelle ayaa wuxuu iska fogeeyay in dhinacyo siyaasadeed oo ka sarreeya ay culays ku saareen inuu liiska barlamaanka ka reebo afarta kursi, si cid kale loogusoo beddelo kuraastooda.<\/p>\n<p>\u201cCidna caddaadis ima saari karto, wixii sax ah oo doorashadaas lagu sixi karo, waa lagu saxayaa. Hadalada ku tiri kuteenka ah waxba uma arko,\u201d ayuu yiri guddoomiye Muuse Geelle.<\/p>\n<p>Xalay ayay ahayd markii guddiga doorashada ay shaaciyeen liiska xildhibaannada la doortay, kuwaas oo ay kasoo muuqan waayeen magacyada afar xildhibaan oo uu Fahad Yaasiin ku jiro.<\/p>\n<p>Arrintaas waxay keentay in xoghayaha guddiga doorashada iyo xubno kale oo guddiga katirsan ay kasoo horjeesteen in liiska barlamaanka laga reebo xildhibaannadaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmustafa.awale.3%2Fvideos%2F770360360608908%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya Muuse Geelle Yuusuf, ayaa ka hadlay sababta liiska barlamaanka looga reebay la taliyaha dhinaca amniga ee madaxweyne Farmaajo, xildhibaan Fahad Yaasiin Daahir iyo saddex mudane oo kale. Guddoomiye Muuse Geelle oo la hadlayay laanta BBC Soomaali ah, ayaa sheegay in xildhibaannadan looga reebay liiska la shaaciyay sababa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya Muuse Geelle Yuusuf, ayaa ka hadlay sababta liiska barlamaanka looga reebay la taliyaha dhinaca amniga ee madaxweyne Farmaajo, xildhibaan Fahad Yaasiin Daahir iyo saddex mudane oo kale. Guddoomiye Muuse Geelle oo la hadlayay laanta BBC Soomaali ah, ayaa sheegay in xildhibaannadan looga reebay liiska la shaaciyay sababa la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-01T14:08:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"293\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"172\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-01T14:08:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg\",\"width\":293,\"height\":172},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya Muuse Geelle Yuusuf, ayaa ka hadlay sababta liiska barlamaanka looga reebay la taliyaha dhinaca amniga ee madaxweyne Farmaajo, xildhibaan Fahad Yaasiin Daahir iyo saddex mudane oo kale. Guddoomiye Muuse Geelle oo la hadlayay laanta BBC Soomaali ah, ayaa sheegay in xildhibaannadan looga reebay liiska la shaaciyay sababa la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-01T14:08:53+00:00","og_image":[{"width":293,"height":172,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/","name":"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg","datePublished":"2022-04-01T14:08:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download.jpeg","width":293,"height":172},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-sababta-fahad-yaasiin-looga-reebay-liiska-barlamaanka-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Sababta Fahad Yaasiin looga reebay liiska barlamaanka oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168584"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168587,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168584\/revisions\/168587"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168586"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}