{"id":168614,"date":"2022-04-19T23:04:10","date_gmt":"2022-04-19T20:04:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168614"},"modified":"2022-04-19T23:05:03","modified_gmt":"2022-04-19T20:05:03","slug":"daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168616\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah hakinta kursiga hop086 oo uu horey ugu guulaystay taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa dhegaysanaysa dacwadda u dhaxeysa qareenka Fahad Yaasiin iyo xafiiska garyaqaanka guud ee dalka oo ka wakiil ah guddiga doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qareenka udoodaya Fahad Yaasiin ayaa maxkamadda usoo gudbiyay codsi ku aadan in la diido go\u2019aanka lagu hakiyay kursiga hop086, wuxuuna sheegay in aanay jirin awood ka sarreysa go&#8217;aanka maxkamadda sare ee dalka.<\/p>\n<p>Xafiiska Garyaqaanka guud ee dalka ayaa ku doodaya in heshiiska doorashada ee 17 september ee uu meel mariyay barlamaankii hore ee Soomaaliya inuu yahay sharci awood siinaya guddiga doorashada islamarkaasna aysan jirin cid kaga sarreysa go\u2019aannada doorashada la xiriira.<\/p>\n<p>Dhegaysiga dacwadda maxkamadda sare ee kursiga hop086 ayaa kusoo aadaya iyadoo ay billaabatay diiwaan galinta musharraxiinta guddoonka barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FIlajoogNews%2Fvideos%2F311260107745963%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah hakinta kursiga hop086 oo uu horey ugu guulaystay taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Maxkamadda ayaa dhegaysanaysa dacwadda u dhaxeysa qareenka Fahad Yaasiin iyo xafiiska garyaqaanka guud ee dalka oo ka wakiil ah guddiga doorashooyinka Soomaaliya. Qareenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168616,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah hakinta kursiga hop086 oo uu horey ugu guulaystay taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Maxkamadda ayaa dhegaysanaysa dacwadda u dhaxeysa qareenka Fahad Yaasiin iyo xafiiska garyaqaanka guud ee dalka oo ka wakiil ah guddiga doorashooyinka Soomaaliya. Qareenka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-19T20:04:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-19T20:05:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-19T20:04:10+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-19T20:05:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg\",\"width\":720,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah hakinta kursiga hop086 oo uu horey ugu guulaystay taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Maxkamadda ayaa dhegaysanaysa dacwadda u dhaxeysa qareenka Fahad Yaasiin iyo xafiiska garyaqaanka guud ee dalka oo ka wakiil ah guddiga doorashooyinka Soomaaliya. Qareenka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-19T20:04:10+00:00","article_modified_time":"2022-04-19T20:05:03+00:00","og_image":[{"width":720,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg","datePublished":"2022-04-19T20:04:10+00:00","dateModified":"2022-04-19T20:05:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1645274191824.jpeg","width":720,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxkamadda-sare-ee-dalka-oo-billowday-dhegaysiga-dacwadda-hakinta-kursiga-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maxkamadda sare ee dalka oo billowday dhegaysiga dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168614"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168617,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168614\/revisions\/168617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168616"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}