{"id":168653,"date":"2022-04-21T22:24:15","date_gmt":"2022-04-21T19:24:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168653"},"modified":"2022-04-21T22:24:59","modified_gmt":"2022-04-21T19:24:59","slug":"taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/","title":{"rendered":"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg 510w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Iska hor imaad xooggan oo caawa ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhaawacmay taliye ku xigeenkii ciiddanka booliiska gobolka Mudug iyo askar kale oo ciiddanka amniga katirsan.<\/p>\n<p>Iska hor imaadkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidan uu watay taliyaha booliiska gobolka Mudug, Muumin Cabdi Shire ay weerareen goob ay ku sugnaayeen odayaal iyo siyaasiyiin saxaafadda ka dhaliilayay madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Warar aan weli si dhab ah loo xaqiijin Karin ayaa waxay sheegayaan inuu dhaawaca soo gaaray nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ahaa duqii hore ee Gaalkacyo, kaas oo Beer uu ku leeyahay duleedka Gaalkacyo ku marti galinayay shirar loogasoo horjeedo Deni.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in goobta uu ku sugnaa wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdi Siciid Muuse, oo maamulka gobolka Mudug uu ku eedeeyay inuu Gaalkacyo u tagay arrimo siyaasadeed.<\/p>\n<p>Weli wax faahfaahin ah oo dheeraad ah lagama hayo khasaaraha rasmiga ka dhashay iska horimaadkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska hor imaad xooggan oo caawa ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhaawacmay taliye ku xigeenkii ciiddanka booliiska gobolka Mudug iyo askar kale oo ciiddanka amniga katirsan. Iska hor imaadkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidan uu watay taliyaha booliiska gobolka Mudug, Muumin Cabdi Shire ay weerareen goob ay ku sugnaayeen odayaal iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iska hor imaad xooggan oo caawa ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhaawacmay taliye ku xigeenkii ciiddanka booliiska gobolka Mudug iyo askar kale oo ciiddanka amniga katirsan. Iska hor imaadkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidan uu watay taliyaha booliiska gobolka Mudug, Muumin Cabdi Shire ay weerareen goob ay ku sugnaayeen odayaal iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-21T19:24:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-21T19:24:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"287\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/\",\"name\":\"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-21T19:24:15+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-21T19:24:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg\",\"width\":510,\"height\":287},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon","og_description":"Iska hor imaad xooggan oo caawa ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhaawacmay taliye ku xigeenkii ciiddanka booliiska gobolka Mudug iyo askar kale oo ciiddanka amniga katirsan. Iska hor imaadkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidan uu watay taliyaha booliiska gobolka Mudug, Muumin Cabdi Shire ay weerareen goob ay ku sugnaayeen odayaal iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-21T19:24:15+00:00","article_modified_time":"2022-04-21T19:24:59+00:00","og_image":[{"width":510,"height":287,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/","name":"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg","datePublished":"2022-04-21T19:24:15+00:00","dateModified":"2022-04-21T19:24:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861468321731670.jpeg","width":510,"height":287},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-ku-xigeenka-booliiska-gobolka-mudug-oo-ladhaawacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye ku xigeenka booliiska gobolka Mudug oo ladhaawacay\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168653"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168653"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168656,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168653\/revisions\/168656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168655"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}