{"id":168657,"date":"2022-04-21T22:27:57","date_gmt":"2022-04-21T19:27:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168657"},"modified":"2022-04-21T22:27:57","modified_gmt":"2022-04-21T19:27:57","slug":"xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060-300x185.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060-356x220.jpeg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka betroolka iyo macdanta Soomaaliya ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud, si wax looga weydiiyo heshiiska uu saxiixay ee dhexmaray wasaaraddiisa iyo Shirkadda Coastline Exploration Limited.<\/p>\n<p>Uyeeritaanka wasiirka Betroolka ayaa qeyb ka ah baaritaan uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud ku sameynayay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu wasiirku la galay shirkad shisheeye oo laga leeyahay dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa la faray inuu maxkamadda horyimaado ugu dambayn taariikhdu markay tahay 25-ka bishaan oo ku beegan isniinta todobaadka soo socda.<\/p>\n<p>Amarka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa kusoo aaday iyadoo Shirkadda Coastline Exploration Limited ay ku doodayso inuu sax ahaa heshiiska ay la gashay wasiirka betroolka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxda fulinta shirkadda ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaare Rooble ay ku qanacsanaayeen heshiiska markii wasiirka lala galayay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168659\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"852\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/1-232x300.jpeg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/1-325x420.jpeg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka betroolka iyo macdanta Soomaaliya ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud, si wax looga weydiiyo heshiiska uu saxiixay ee dhexmaray wasaaraddiisa iyo Shirkadda Coastline Exploration Limited. Uyeeritaanka wasiirka Betroolka ayaa qeyb ka ah baaritaan uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud ku sameynayay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu wasiirku la galay shirkad shisheeye oo laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka betroolka iyo macdanta Soomaaliya ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud, si wax looga weydiiyo heshiiska uu saxiixay ee dhexmaray wasaaraddiisa iyo Shirkadda Coastline Exploration Limited. Uyeeritaanka wasiirka Betroolka ayaa qeyb ka ah baaritaan uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud ku sameynayay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu wasiirku la galay shirkad shisheeye oo laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-21T19:27:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/\",\"name\":\"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-21T19:27:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg\",\"width\":660,\"height\":408},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka betroolka iyo macdanta Soomaaliya ayaa looga yeeray xafiiska xeer ilaaliyaha guud, si wax looga weydiiyo heshiiska uu saxiixay ee dhexmaray wasaaraddiisa iyo Shirkadda Coastline Exploration Limited. Uyeeritaanka wasiirka Betroolka ayaa qeyb ka ah baaritaan uu xafiiska xeer ilaaliyaha guud ku sameynayay heshiiskii sharci darrada ahaa ee uu wasiirku la galay shirkad shisheeye oo laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-21T19:27:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":408,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/","name":"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg","datePublished":"2022-04-21T19:27:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022421637861240808809060.jpeg","width":660,"height":408},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xeer-ilaaliyaha-guud-oo-u-yeeray-wasiirka-betroolka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xeer ilaaliyaha guud oo u yeeray Wasiirka betroolka Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168657"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168660,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168657\/revisions\/168660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168658"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}