{"id":168669,"date":"2022-04-21T22:45:03","date_gmt":"2022-04-21T19:45:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168669"},"modified":"2022-04-21T22:45:03","modified_gmt":"2022-04-21T19:45:03","slug":"puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland G\/Sare Muumin Cabdishire\u00a0 ayaa Maanta kaqeyb galay\u00a0 shirka amniga oo Maanta ka qabsoomay\u00a0 Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa amniga Gobolka xoojinta la dagaalanka argagixisada loogana hortagi lahaa shirarka siyaasadaysan ee lidiga ku ah amniga.<\/p>\n<p>Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug\u00a0 Muumin Cabdi Shire oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in\u00a0 laamaha amniga looga baahan yahay inay xoojiyaan sugida amniga Magaalada Gaalkacyo, isla markaana laga hortego wax kasta oo keeni kara amni darro.<\/p>\n<p>Taliyaha Booliska ayaa waxaa uu intaas kusii daray in shirar looga hadlayo Arrimo siyaasadeed aan lagu qaban karin Gaalkacyo, isagoo xusay in aysan jirin sabab keeni karta in xiligaan lagu qabto shirar siyaasadeed Magaalada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa tilmaamay in shirarkaas lagu khal-khal gelinayo amniga, wuxuuna sheegay in Saraakiisha iyo ciidankuba ay diyaar u yihiin fulinta qodobada ka soo baxay shirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland G\/Sare Muumin Cabdishire\u00a0 ayaa Maanta kaqeyb galay\u00a0 shirka amniga oo Maanta ka qabsoomay\u00a0 Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Shirka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa amniga Gobolka xoojinta la dagaalanka argagixisada loogana hortagi lahaa shirarka siyaasadaysan ee lidiga ku ah amniga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland G\/Sare Muumin Cabdishire\u00a0 ayaa Maanta kaqeyb galay\u00a0 shirka amniga oo Maanta ka qabsoomay\u00a0 Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Shirka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa amniga Gobolka xoojinta la dagaalanka argagixisada loogana hortagi lahaa shirarka siyaasadaysan ee lidiga ku ah amniga. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-21T19:45:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"313\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"161\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-21T19:45:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg\",\"width\":313,\"height\":161},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland G\/Sare Muumin Cabdishire\u00a0 ayaa Maanta kaqeyb galay\u00a0 shirka amniga oo Maanta ka qabsoomay\u00a0 Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Shirka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay sidii loo dardar-gelin lahaa amniga Gobolka xoojinta la dagaalanka argagixisada loogana hortagi lahaa shirarka siyaasadaysan ee lidiga ku ah amniga. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-21T19:45:03+00:00","og_image":[{"width":313,"height":161,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/","name":"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg","datePublished":"2022-04-21T19:45:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-1.jpeg","width":313,"height":161},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-mamnuucday-in-shirar-siyaasadeed-lagu-qabto-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland Oo mamnuucday in Shirar Siyaasadeed Lagu Qabto Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168669"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168671,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168669\/revisions\/168671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168670"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}