{"id":168721,"date":"2022-04-24T22:32:52","date_gmt":"2022-04-24T19:32:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168721"},"modified":"2022-04-24T22:33:17","modified_gmt":"2022-04-24T19:33:17","slug":"doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/","title":{"rendered":"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168722\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay iney soo gabagabeeyeen qorshayaashii doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in Maanta ay usoo gabagabowday hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka guddoonka Golaha Shacabka iyo labadiisa\u00a0 ku xigeen, islamarkaana laba maalin oo nasiino ah kadib doorashada ay dhici doonto maalinta Arbacada ah.<\/p>\n<p>Waxuu intaa ku daray guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka in doorashada guddoonka iyo ku xigeenadiisa ay ka dhici doonto Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa rabaa in shacabka Soomaaliyeed aan la wadaago in aad soo dhameystirnay howshii naloo idmaday intooba badan, waxa kaliya ee hadda inoo haray ay tahay doorashada ayna socoto diyaar garoowgeeda, waxaana doorashada ay ka dhici doonta Afisyooni sababo la xariira adka kasoo qeyb galaya doorashada oo baan iyo sababo kale oo la xariira dhanka amniga ayaa Villa Hargeysa aysan doorashada uga dhici karin, waxayna doorashada dhici doonta maalinta Arbacada ee 27-ka bishaan Apriil\u201d ayuu yiri guddoomiye Cabdirisaaq Cumar.<\/p>\n<p>Doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Arbacada ah ee soo socota ay ka qabsoonto magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, waxaana Muqdisho si weyn looga dhex daremaya olalaha ku aadan doorashada guddoonka Golaha Shacabka iyo labadiisa ku xigeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F1049870119271239%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay iney soo gabagabeeyeen qorshayaashii doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in Maanta ay usoo gabagabowday hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka guddoonka Golaha Shacabka iyo labadiisa\u00a0 ku xigeen, islamarkaana laba maalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168721","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay iney soo gabagabeeyeen qorshayaashii doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in Maanta ay usoo gabagabowday hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka guddoonka Golaha Shacabka iyo labadiisa\u00a0 ku xigeen, islamarkaana laba maalin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-24T19:32:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-24T19:33:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/\",\"name\":\"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-24T19:32:52+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-24T19:33:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay iney soo gabagabeeyeen qorshayaashii doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka Soomaaliya Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar oo warbaahinta hadal kooban siiyay ayaa sheegay in Maanta ay usoo gabagabowday hadal jeedinta Musharaxiinta u taagan tartanka guddoonka Golaha Shacabka iyo labadiisa\u00a0 ku xigeen, islamarkaana laba maalin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-24T19:32:52+00:00","article_modified_time":"2022-04-24T19:33:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/","name":"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg","datePublished":"2022-04-24T19:32:52+00:00","dateModified":"2022-04-24T19:33:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022424637863930176113547.jpeg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-golaha-shacabka-oo-lagu-qabanayo-teendhada-afesiyoni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Teendhada Afesiyoni +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168721"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168721"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168724,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168721\/revisions\/168724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168722"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}