{"id":168743,"date":"2022-04-25T22:33:13","date_gmt":"2022-04-25T19:33:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168743"},"modified":"2022-04-25T22:33:13","modified_gmt":"2022-04-25T19:33:13","slug":"deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/","title":{"rendered":"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168744\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay dhaqangalka magacaabis uu maanta sameeyay madaxweyne ku xigeenkiisa, Axmed karaash.<\/p>\n<p>Axmed Karaash ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu badnayd ee dhinaca agaasime waaxeedyada, sidoo kale wuxuu magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa yiri \u201cAnigoo ah Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda iga saaran illaalinta sareynta sharciga sida ku cad Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad, farqaddiisa 2-aad, fulinayana awoodaha Dastuuriga ah ee ku cad qodobka 80-aad, waxaan halkaan ku caddeynayaa in aanaysan dhaqangal ahayn wareegto kasta ee uu soo saaro Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland aniga oo ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya.&#8221;<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa faray dhammaan hay\u2019adaha Dowladda in qofkastaa shaqadiisa uu qabsado, islamarkaana aanan loo hogaansamin wareegto kasta oo aan waafaqsaneyn Dastuurka iyo Qawaaniinta kale ee Puntland sida ku cad qodobka 138-aad, farqaddiisa 2-aad ee Dastuurka Puntland.\u201d<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa dhowaan shaaciyay inuu si kumeel gaar ah ula wareegay hoggaamintii Puntland, taasoo ka dhignayd in haddii madaxweyne Deni uu isku sharraxay madaxweynaha Soomaaliya inay isaga ku wareegtay masuuliyaddii hoggaamineed.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta iyo ururada mucaaradka Puntland ayaa taageeray go&#8217;aanka Axmed Karaash, waxayna madaxweyne Deni ugu baaqeen inuu xilka iska wareejiyo mar haddii uuxil kale raadsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay dhaqangalka magacaabis uu maanta sameeyay madaxweyne ku xigeenkiisa, Axmed karaash. Axmed Karaash ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu badnayd ee dhinaca agaasime waaxeedyada, sidoo kale wuxuu magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa yiri \u201cAnigoo ah Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168743","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay dhaqangalka magacaabis uu maanta sameeyay madaxweyne ku xigeenkiisa, Axmed karaash. Axmed Karaash ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu badnayd ee dhinaca agaasime waaxeedyada, sidoo kale wuxuu magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa yiri \u201cAnigoo ah Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-25T19:33:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/\",\"name\":\"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-25T19:33:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay dhaqangalka magacaabis uu maanta sameeyay madaxweyne ku xigeenkiisa, Axmed karaash. Axmed Karaash ayaa maanta sameeyay magacaabistii ugu badnayd ee dhinaca agaasime waaxeedyada, sidoo kale wuxuu magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug. Madaxweyne Deni ayaa yiri \u201cAnigoo ah Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, dhawrayana masuuliyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-25T19:33:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/","name":"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg","datePublished":"2022-04-25T19:33:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022425637864868442222898.jpeg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-masuuliyiin-uu-magacaabay-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo diiday masuuliyiin uu magacaabay ku xigeenkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168743"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168745,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168743\/revisions\/168745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168744"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}