{"id":168760,"date":"2022-04-26T13:06:38","date_gmt":"2022-04-26T10:06:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168760"},"modified":"2022-04-26T13:54:34","modified_gmt":"2022-04-26T10:54:34","slug":"cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168766\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-1024x1024.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-768x768.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-696x696.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-1068x1068.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278577790_10223170059894697_77884971344466469_n-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, taas oo ay ku tartameen illaa saddex musharrax.<\/p>\n<p>Musharixiinta loolamay ayaa kala ah 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi, 2-Saalax Axmed Jaamac 3-Cismaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi.<\/p>\n<p>Doorashada oo aheyd mid xasaasi ah ayaa waxaa codadkooda dhiibtay illaa 54 Senator ee uu ka kooban yahay Golaha Aqalka Sare, waxaana guusha ay raacday Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Sida uu shaaciyey guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Aqalka Sare waxa uu Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi helay\u00a0<strong>28<\/strong>\u00a0<strong>cod<\/strong>, musharrax Saalax Axmed Jaamac ayaa isna helay\u00a0<strong>24<\/strong>\u00a0<strong>cod<\/strong>, halka wasiirka Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe uu helay codAD gaaraya 2\u00a0<strong>cod<\/strong>.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa markale 4 sano ee soo socota hoggaaminayo Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, isaga oo 5 sano ee lasoo dhaafay ahaa guddoomiyaha Golahan.<\/p>\n<p>Ninkan oo ka mid ah rugcadayaasha siyaasadeed ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ayaa lagu xasuustaa dagaalkii siyaasadeed ee uu horey ula galay Villa Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Guusha Cabdi Xaashii ayaa dhabar jab ku ah kooxda Villa Soomaaliya, waxaana dhinac kale ee guul siyaasadeed u tahay kooxda Rooble iyo Mucaaradka oo soo dhoweeyey guushiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale doorashada ayaa haatan sii soconeysa, waxaana la guda-galayaa doorashada guddoomiye ku xigeenka 1-aad oo ay taagan yihiin labada musharrax iyo guddoomiye ku xigeenka 2-aad oo ay isku soo taageen illaa 7 Senator oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, taas oo ay ku tartameen illaa saddex musharrax. Musharixiinta loolamay ayaa kala ah 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi, 2-Saalax Axmed Jaamac 3-Cismaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi. Doorashada oo aheyd mid xasaasi ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, taas oo ay ku tartameen illaa saddex musharrax. Musharixiinta loolamay ayaa kala ah 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi, 2-Saalax Axmed Jaamac 3-Cismaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi. Doorashada oo aheyd mid xasaasi ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-26T10:06:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-26T10:54:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"690\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-26T10:06:38+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-26T10:54:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg\",\"width\":720,\"height\":690},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"&nbsp; Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni waxaa maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, taas oo ay ku tartameen illaa saddex musharrax. Musharixiinta loolamay ayaa kala ah 1-Cabdi Xaashi Cabdillaahi, 2-Saalax Axmed Jaamac 3-Cismaan Abuukar Dubbe oo dhammaantood kasoo jeeda Gobollada Waqooyi. Doorashada oo aheyd mid xasaasi ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-26T10:06:38+00:00","article_modified_time":"2022-04-26T10:54:34+00:00","og_image":[{"width":720,"height":690,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","name":"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg","datePublished":"2022-04-26T10:06:38+00:00","dateModified":"2022-04-26T10:54:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278980019_5369942223039381_2787168417379957313_n.jpeg","width":720,"height":690},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdi-xaashi-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdi Xaashi oo loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168760"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168760"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168760\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168773,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168760\/revisions\/168773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168763"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}