{"id":168801,"date":"2022-04-26T23:02:01","date_gmt":"2022-04-26T20:02:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168801"},"modified":"2022-04-26T23:02:01","modified_gmt":"2022-04-26T20:02:01","slug":"daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Taliye Xijaar&#8221;Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno&#8221;"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s3\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168696\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"470\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741-300x196.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741-696x454.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741-643x420.webp 643w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s3\">Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey oo ku saabsan inuu maanta\u00a0<\/span><span class=\"s4\">xirtay xarunta baarlamanka ee Villa Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s4\">Xijaar ayaa sidoo kale beeniyey in<\/span><span class=\"s3\">\u00a0Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, halkaasi oo lagu dhaarin lahaa qaar ka mid ah xildhibaanada cusub, gaar ahaan kuwa lagu soo doortay Ceelwaaq. Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay Xijaar.<\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><strong><span class=\"s3\">War-saxaafadeed<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Ciidanka Booliska Soomaaliyeed isagoo u fulinaya si waafaqsan habraacyada iyo heshiiska doorashada iyo waajibaadka guud ee ciidanka, waxa ay sugayeen amniga doorashada qaran ee dalka intii ay socotay Doorashada Xildhibaannada dhammaan gobollada dalka, dhaarinta Xildhibaanada iyo xaqiijinta amniga iyo xasilloonida dalka.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu beeninayaa wararka aan sal iyo raadka toonna lahayn ee baraha bulshada lagu soo bandhigay, oo ahaa:<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">1. In Boolisku hor istaagay shaqada Golaha Shacabka ee Xarunta Villa Hargaysa iyo<\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">2- In Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, oo ah wax laga xumaado in dad Ma\u2019uuliyiin ah abaalgud uga dhigaan Ciidanaka Booliska oo shaqo adag u haya ummada Somaaliyyed.<\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Haddaba, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa uu caddeynayaa in;<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">1. In aysan jirin Ciidan Boolis ah oo saaka joogay Xarunta Villa Hargaysa, oo ay amnigeeda sugaan ciidamo kale oo aan ahayn Booliska, mana jirto ciidan boolis ah oo saaka tegay halkaas.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><span class=\"s3\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">2. U diyaargarowga Doorashada Aqalka Sare oo ka socotay Teendhada Afisyooni awgeed, booliska iyagoo gudanaya waajibaadkooda, sidii caadiga ahayd, waxaa shalay Xarunta ka socday howlo amniga lagu sugayo, waajibaadka amni ee badqabka goobta, hubinta amniga mas\u2019uuliyiinta, hawl-wadeennada, marti-sharafta iyo warbaahinta iyadoo la raacayo habraacyada doorashada, mana jirin shaqo ku saabsan Golaha shacabka oo halkaas ka socotay.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Waxaanna rajeynaynaa in si nabad ah Allah noogu dhammayn doono hawlaha qaran ee ay ugu horreeyaan Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka iyo midda Madaxweynaha Jamhuuriyadda.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s3\">Waxaan markale shacabka Soomaaliyeed iyo cid kasta oo danaynasa xasilloonida iyo amniga dalka uga mahadcelinaynaa wadashaqaynta iyo wadajirka.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F1168675777250236%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey oo ku saabsan inuu maanta\u00a0xirtay xarunta baarlamanka ee Villa Hargeysa. Xijaar ayaa sidoo kale beeniyey in\u00a0Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, halkaasi oo lagu dhaarin lahaa qaar ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168696,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168801","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Taliye Xijaar&quot;Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Taliye Xijaar&quot;Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey oo ku saabsan inuu maanta\u00a0xirtay xarunta baarlamanka ee Villa Hargeysa. Xijaar ayaa sidoo kale beeniyey in\u00a0Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, halkaasi oo lagu dhaarin lahaa qaar ka mid ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-26T20:02:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/\",\"name\":\"DAAWO:-Taliye Xijaar\\\"Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp\",\"datePublished\":\"2022-04-26T20:02:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp\",\"width\":720,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Taliye Xijaar&#8221;Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Taliye Xijaar\"Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Taliye Xijaar\"Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno\" - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S\/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa beeniyey eedo loo jeediyey oo ku saabsan inuu maanta\u00a0xirtay xarunta baarlamanka ee Villa Hargeysa. Xijaar ayaa sidoo kale beeniyey in\u00a0Ciidanka Booliska uu shalay Guddomiyaha KMG ee Baarlamanka u diideen Teendhada Hangarka, halkaasi oo lagu dhaarin lahaa qaar ka mid ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-26T20:02:01+00:00","og_image":[{"width":720,"height":470,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/","name":"DAAWO:-Taliye Xijaar\"Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp","datePublished":"2022-04-26T20:02:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/FB_IMG_1614223164741.webp","width":720,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliye-xijaarcaawa-waxaan-usoo-jeednaa-inaan-teendhada-habeen-barkii-tagno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Taliye Xijaar&#8221;Caawa waxaan usoo jeednaa inaan Teendhada Habeen barkii tagno&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168801"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168801"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168801\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168803,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168801\/revisions\/168803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168696"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168801"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168801"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168801"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}