{"id":168807,"date":"2022-04-27T11:10:47","date_gmt":"2022-04-27T08:10:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168807"},"modified":"2022-04-27T11:11:08","modified_gmt":"2022-04-27T08:11:08","slug":"rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/","title":{"rendered":"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168808\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"419\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Geneva ee wadanka Swezerland.<\/p>\n<p>Wafdiga raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa intii ay ku sugnayeen magaalada Geneva waxay kulamo la soo qaateen Hay\u2019adaha iyo dalalka deeqda bixiya oo ku aadan sidii lagu caawin lahaa dadka abaartu hayso ee dalaka Geeska Afrika iyo gaar ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Raysal Wasaare Rooble ayaa sidoo kale khudbad ka jeediyay shirka Geneva uu uga qeybgalay ayaa caalamka ugu baaqay in si deg deg ah loogu soo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaarta la daalaa dhacaya.<\/p>\n<p>Dib ugu soo noqoshada Raysal Wasaaraha\u00a0 magaalada Muqdisho ayaa imaaneysa xili xaalada siyaasadeed ee dalka ay tahay saacadahii ugu dambeeyay mid aad u kacsan, waxaana lasoo warinaya in raysal wasaaraha uu nasasho kadib gaaray Teendhada Afisiyooni halkas oo Maanta qorsuhu yahay in lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen ee Baarlamaanka 11-aad.<\/p>\n<p>Rooble ayaa wararka haatan soo dhacaya waxay sheegayaan inuu kulamo la bilaabay wakiiladda Beesha Caalamka iyo Saraakiisha Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS oo uu kala hadlaayo sidii maanta loo qaban lahaa doorashada guddoonka Golaha Shacabka, xili saaka qaar kamid ah shaqaalaha Baarlamaanka iyo Wariyeyaasha loo diiday inay galaan Teendhada Afisiyooni oo ah goobta lagu wado iney ka dhacdo doorashada guddoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Geneva ee wadanka Swezerland. Wafdiga raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa intii ay ku sugnayeen magaalada Geneva waxay kulamo la soo qaateen Hay\u2019adaha iyo dalalka deeqda bixiya oo ku aadan sidii lagu caawin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168808,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Geneva ee wadanka Swezerland. Wafdiga raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa intii ay ku sugnayeen magaalada Geneva waxay kulamo la soo qaateen Hay\u2019adaha iyo dalalka deeqda bixiya oo ku aadan sidii lagu caawin lahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-27T08:10:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-27T08:11:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"419\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/\",\"name\":\"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-27T08:10:47+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-27T08:11:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg\",\"width\":660,\"height\":419},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay wafdi uu hoggaaminaayo Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Geneva ee wadanka Swezerland. Wafdiga raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa intii ay ku sugnayeen magaalada Geneva waxay kulamo la soo qaateen Hay\u2019adaha iyo dalalka deeqda bixiya oo ku aadan sidii lagu caawin lahaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-27T08:10:47+00:00","article_modified_time":"2022-04-27T08:11:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":419,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/","name":"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg","datePublished":"2022-04-27T08:10:47+00:00","dateModified":"2022-04-27T08:11:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866277942380351.jpeg","width":660,"height":419},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-goordhaw-muqdisho-dib-ugu-soo-laabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo goordhaw Muqdisho dib ugu soo laabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168807"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168807"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168809,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168807\/revisions\/168809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168808"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}