{"id":168826,"date":"2022-04-27T13:03:56","date_gmt":"2022-04-27T10:03:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168826"},"modified":"2022-04-27T13:04:51","modified_gmt":"2022-04-27T10:04:51","slug":"xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168828\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/bbb-780x405-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"780\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/bbb-780x405-1.jpeg 780w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/bbb-780x405-1-300x156.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/bbb-780x405-1-768x399.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/bbb-780x405-1-696x361.jpeg 696w\" sizes=\"(max-width: 780px) 100vw, 780px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xiiisad xoogan ayaa weli ka taagan aagga Teendhada Afisyoone oo lagu wado in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa 1-aad iyo 2-aad.<\/p>\n<p>Doorashada oo ka daahday in la bilaabo waqtigii lagu ballamay ayaa waxaa lasoo warinayaa in weli xildhibaannada qaar aysan gaarin hoolka doorashada, oo loo diiday inay dhaafaan baraha kontorool.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa shaaca ka qaaday in isaga iyo xildhibaano kale oo ku sii socday goobta doorashada ay ciidamo Boolis ah ku celiyeen irdihii laga galo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Police ka ayaa si fowda ah irdihii laga galayey Aden Cadde Airport gabi ahaanba diiday in xildhibaanadu tagaan teendhadii doorashada gudoonka golaha shacabka ka dhici lahayd,\u201d ayuu ku yiri qoralka uu soo saaray Xildhibaan Maxamuud C\/raxmaan Beene Beene.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in arrintan ay ka dambeyso Villa Soomaaliya, gaar ahaan maamulka hayey hoggaanka dalka, shantii sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cMas\u201duuliyad daradii dalkeenna hogaan kiisa haysatay shantii sano ee lasoo dhaafay ayaa khaatumadeedii kusii guda jirnaa,\u201d ayuu sii raaciyey xildhibaanku.<\/p>\n<p>\u201cInsha Allaah sadaxda isbuuc ee soo socota hogaan kaan fowdada ah idim Alle dalka wuu kabaxayaa oo doorashada ayaa xalineysa. Hala dulqaato, halaysku sabro, maalmihii wacnaa, demoqaraadiyaddii iyo hogaankii dadka isku wadi jiray baa inoo bilaaban doona Insha Allaah\u201d ayuu markale qoraalka ku yiri Beene Beene oo lagu soo doortay Beledweyne.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa wardoon u sheegay in qaar badan oo ka mid ah xildhibaanada ay hadda dib usoo laabteen, ayaga oo ku sugan hoteelka Jazeera iyo hoteellada kale ee ka agdhow garoonka.<\/p>\n<p>Si kastaba, waxaa jira tiro xildhibaano ah oo gudbay, mana cadda inta ay le\u2019eg tahay tiradooda iyo haddii ay ku filan yihiin inuu qabsoomo kulanka maanta.<\/p>\n<p>Waxaa weli jirta rajo ah in la qabto doorashada guddoonka Golaha Shacabka, waxaana goordhow Wariyeyaasha loo ogolaaday inay gudaha u galaan hoolka Afisyoone si ay doorashadaas ugu soo tabiyaan dadka Soomaaliyeed ee la socda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168829\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279149150_3124601757868960_6019855483381843978_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"599\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279149150_3124601757868960_6019855483381843978_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279149150_3124601757868960_6019855483381843978_n-300x250.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279149150_3124601757868960_6019855483381843978_n-696x579.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279149150_3124601757868960_6019855483381843978_n-505x420.jpeg 505w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Xiiisad xoogan ayaa weli ka taagan aagga Teendhada Afisyoone oo lagu wado in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa 1-aad iyo 2-aad. Doorashada oo ka daahday in la bilaabo waqtigii lagu ballamay ayaa waxaa lasoo warinayaa in weli xildhibaannada qaar aysan gaarin hoolka doorashada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Xiiisad xoogan ayaa weli ka taagan aagga Teendhada Afisyoone oo lagu wado in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa 1-aad iyo 2-aad. Doorashada oo ka daahday in la bilaabo waqtigii lagu ballamay ayaa waxaa lasoo warinayaa in weli xildhibaannada qaar aysan gaarin hoolka doorashada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-27T10:03:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-27T10:04:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"264\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"191\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/\",\"name\":\"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-27T10:03:56+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-27T10:04:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg\",\"width\":264,\"height\":191},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon","og_description":"&nbsp; Xiiisad xoogan ayaa weli ka taagan aagga Teendhada Afisyoone oo lagu wado in maanta lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa 1-aad iyo 2-aad. Doorashada oo ka daahday in la bilaabo waqtigii lagu ballamay ayaa waxaa lasoo warinayaa in weli xildhibaannada qaar aysan gaarin hoolka doorashada, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-27T10:03:56+00:00","article_modified_time":"2022-04-27T10:04:51+00:00","og_image":[{"width":264,"height":191,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/","name":"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg","datePublished":"2022-04-27T10:03:56+00:00","dateModified":"2022-04-27T10:04:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/download-2.jpeg","width":264,"height":191},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-beene-beene-oo-sheegay-in-loodiday-inuu-tago-teendhada-afesioni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Beene Beene oo sheegay in loodiday inuu tago teendhada afesioni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168826"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168826"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168831,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168826\/revisions\/168831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}