{"id":168838,"date":"2022-04-27T17:49:40","date_gmt":"2022-04-27T14:49:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168838"},"modified":"2022-04-27T17:50:26","modified_gmt":"2022-04-27T14:50:26","slug":"daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168840\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaasihii maanta laga sameeyay xarunta uu ku yaallo hoolka doorashada, halkaasi oo markii hore laga hor istaagay inay galaan xildhibaanada.<\/p>\n<p>Mahad Salaad ayaa sheegay in kooxda Villa Somalia ay ka cabsi qabto in sidii shalay ay faro madhan kala laabato doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, islamarkaana ay doonayaan in la fashilayo doorashada.<\/p>\n<p>\u201cHoolka ayaa hadda joogna Xildhibaanada saaxiibadaya ah waxaan ugu baaqeyna inay hoolka yimaadan. Dalka meel dheer ayaa laga keenay, nimanka hadda intaas oo isbaaro ah u dhiganaya Xildhibaanada waa niman aan doorasho rabin waaye oo raba in dalka dib u celiyaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay \u201cWixii shalay ka raacay Aqalka Sare oo ay ugu fashilmeen dadkii ay dhisayeen in hal qof usoo bixi waayay ayey aamisan yihiin in dhinacaas oo kale u socda Golaha Shacabka. Waxay rabaan inay carqaladeeyan oo doorashada la fashiliyo. Kama yeelayno, meesha waa imanay waa joogna.\u201d<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa waxa kale oo uu Mudaneyaasha kale ugu baaqay inay soo xaadiraan hoolka, si ay u dhacdo doorashada guddoonka, taasi oo ay si weyn uga soo horjeedo Villa Somalia inay qabsoomto maanta.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan juhdigeena oo dhan isugu geyna sidii ay maanta u dhici laheyd doorashada oo aan u dooran laheyn guddoonka, si dalka iyo dadkaba loo bad-baadiyo.\u201d<\/p>\n<p>Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ka daahday in la bilaabo waqtigii lagu ballamay, kadib markii xildhibaannada qaar aysan gaarin hoolka doorashada, oo loo diiday inay dhaafan baraha kontorool.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliska ayaa iridaha laga galo garoonka oo ay ku taallo goobta ka dhaceyso doorashada ku celinayay xildhibanaada, si aysan uga sii gudbin oo u gaarin goobta doorashada Guddoonka loo diyaariyay.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Police ka ayaa si fowda ah irdihii laga galayey Aden Cadde Airport gabi ahaanba diiday in xildhibaanadu tagaan teendhadii doorashada gudoonka golaha shacabka ka dhici lahayd,\u201d ayuu ku yiri qoralka uu soo saaray Xildhibaan Maxamuud C\/raxmaan Beene Beene.<\/p>\n<p>Hase yeeshe waxaa jira tiro xildhibaano ah oo gudbay, mana cadda inta ay le\u2019eg tahay tiradooda iyo haddii ay ku filan yihiin inuu qabsoomo kulanka maanta.<\/p>\n<p>Waxaa weli jirta rajo ah in la qabto doorashada guddoonka Golaha Shacabka, waxaana goordhow Wariyeyaasha loo ogolaaday inay gudaha u galaan hoolka Afisyoone si ay doorashadaas ugu soo tabiyaan dadka Soomaaliyeed ee la socda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F520606449444311%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168840\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279237646_394694445840452_6081704690917133190_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168841\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279103132_394694569173773_2851424732972407859_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168842\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278977486_394694592507104_7014953839020171935_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168843\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-1536x1152.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278840987_394694529173777_8417048097125508403_n-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaasihii maanta laga sameeyay xarunta uu ku yaallo hoolka doorashada, halkaasi oo markii hore laga hor istaagay inay galaan xildhibaanada. Mahad Salaad ayaa sheegay in kooxda Villa Somalia ay ka cabsi qabto in sidii shalay ay faro madhan kala laabato doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168839,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168838","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaasihii maanta laga sameeyay xarunta uu ku yaallo hoolka doorashada, halkaasi oo markii hore laga hor istaagay inay galaan xildhibaanada. Mahad Salaad ayaa sheegay in kooxda Villa Somalia ay ka cabsi qabto in sidii shalay ay faro madhan kala laabato doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-27T14:49:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-27T14:50:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1302\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png\",\"datePublished\":\"2022-04-27T14:49:40+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-27T14:50:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png\",\"width\":1302,\"height\":796},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qalalaasihii maanta laga sameeyay xarunta uu ku yaallo hoolka doorashada, halkaasi oo markii hore laga hor istaagay inay galaan xildhibaanada. Mahad Salaad ayaa sheegay in kooxda Villa Somalia ay ka cabsi qabto in sidii shalay ay faro madhan kala laabato doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-27T14:49:40+00:00","article_modified_time":"2022-04-27T14:50:26+00:00","og_image":[{"width":1302,"height":796,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/","name":"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png","datePublished":"2022-04-27T14:49:40+00:00","dateModified":"2022-04-27T14:50:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Screenshot-2022-04-27-at-15.45.59.png","width":1302,"height":796},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maxaa-kala-qabsaday-xidlhibaan-mahad-salaad-iyo-ciidamada-booliska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waxa kala qabsaday Xidlhibaan Mahad Salaad iyo ciidamada Booliska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168838"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168838"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168838\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168845,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168838\/revisions\/168845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168839"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168838"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168838"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168838"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}