{"id":168873,"date":"2022-04-27T22:40:39","date_gmt":"2022-04-27T19:40:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168873"},"modified":"2022-04-27T22:40:39","modified_gmt":"2022-04-27T19:40:39","slug":"doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/","title":{"rendered":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168874\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka billaabatay teendhada Afisyooni, iyadoo xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaannada lagusoo doortay Ceelwaaq.<\/p>\n<p>Waxaa la isku raacay inaysan codaynta doorashada ka qeyb qaadan xildhibaannada Ceelwaaq iyo labo xildhibaan oo kala ah, taliyaha nabad sugida ee NISA, Yaasiin Farey iyo Cali Gaab oo dhowaan lagusoo doortay magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Sababta waxaa lagu sheegay maadaama xildhibaannadan aysan haysan kaararkii barlamaanka, in aanay suurtagal ahayn inay ka qeyb qaataan doorashada guddoonka barlamaanka.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, doorashada guddoonka barlamaanka ayaa la filayaa in lagu gaari doono waqti dambe oo caawa ah, waxaana hoolka doorashada ku sugan 257, waxaase codaynta ka qeyb qaadanaya 239 xildhibaan oo buuxiyay sharuudaha doorashada.<\/p>\n<p>8 xildhibaan ayaa u tartamidoona doorashada guddoomiyaha barlamaanka, waxaana la filayaa inuu dhexmaridoona tartan adag oo doorasho ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka billaabatay teendhada Afisyooni, iyadoo xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaannada lagusoo doortay Ceelwaaq. Waxaa la isku raacay inaysan codaynta doorashada ka qeyb qaadan xildhibaannada Ceelwaaq iyo labo xildhibaan oo kala ah, taliyaha nabad sugida ee NISA, Yaasiin Farey iyo Cali Gaab oo dhowaan lagusoo doortay magaalada Jowhar. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka billaabatay teendhada Afisyooni, iyadoo xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaannada lagusoo doortay Ceelwaaq. Waxaa la isku raacay inaysan codaynta doorashada ka qeyb qaadan xildhibaannada Ceelwaaq iyo labo xildhibaan oo kala ah, taliyaha nabad sugida ee NISA, Yaasiin Farey iyo Cali Gaab oo dhowaan lagusoo doortay magaalada Jowhar. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-27T19:40:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/\",\"name\":\"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-27T19:40:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon","og_description":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka billaabatay teendhada Afisyooni, iyadoo xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa xildhibaannada lagusoo doortay Ceelwaaq. Waxaa la isku raacay inaysan codaynta doorashada ka qeyb qaadan xildhibaannada Ceelwaaq iyo labo xildhibaan oo kala ah, taliyaha nabad sugida ee NISA, Yaasiin Farey iyo Cali Gaab oo dhowaan lagusoo doortay magaalada Jowhar. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-27T19:40:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/","name":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg","datePublished":"2022-04-27T19:40:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866687013006003.jpeg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-guddoonka-barlamaanka-soomaaliya-oo-billaabatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada guddoonka barlamaanka Soomaaliya oo billaabatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168873"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168875,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168873\/revisions\/168875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}