{"id":168892,"date":"2022-04-28T02:55:09","date_gmt":"2022-04-27T23:55:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168892"},"modified":"2022-04-28T02:57:49","modified_gmt":"2022-04-27T23:57:49","slug":"sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168893\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866851099949427.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866851099949427.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022427637866851099949427-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay\u00a0 xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa.<\/p>\n<p>Musharrax Aadan Madoobe ayaa helay codadka doorashada 163 cod, halka Xasan Cabdinuur uu helay 89 cod.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo uu barlamaanka hoggaamindoono, wuxuuna horey mar guddoomiye ugasoo noqday barlamaanka xilligii dowladdii AUN, Cabdullaahi Yuusuf, kadib markii uu iscasilay Shariif Xasan Sheikh Aadan.<\/p>\n<p>Guusha Aadan Madoobe ayaa ka dhigan guul weyn oo ay gaareen musharraxiinta isbedel doonka, kuwaas oo ku guulaystay inay meesha ka saaraan Xasan Cabdi Nuur oo wareeggii koowaad ugu codadka badnaa.<\/p>\n<p>Xasan Cabdinuur ayaa lagu tirinayay inay aad isugu dhow yihiin oo uu taageero ka heystay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Codadka Xildhibaannadii u tanaasulay Sheikh Aadan Madoobe, ayaa isbedel weyn ku sameeyay jihada doorashada ee wareeggii labaad, taasoo soo dadajisay guusha Sheikh Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Guusha Aadan Madoobe waxay mudgi galin kartaa rajada soo laabashada madaxweyne Farmaajo, sida ay qabaan dadka taxliiliya siyaasada Soomaaliya, waxayna aaminsanyihiin doorashada guddoomiyaha barlamaanka inay tahay halka laga cabir qaato cidda ku guulaysan karta doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F526557282213173%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay\u00a0 xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa. Musharrax Aadan Madoobe ayaa helay codadka doorashada 163 cod, halka Xasan Cabdinuur uu helay 89 cod. Waa markii labaad oo uu barlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168895,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay\u00a0 xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa. Musharrax Aadan Madoobe ayaa helay codadka doorashada 163 cod, halka Xasan Cabdinuur uu helay 89 cod. Waa markii labaad oo uu barlamaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-27T23:55:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-27T23:57:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1882\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-27T23:55:09+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-27T23:57:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1882},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku guulaystay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kadib markii wareeggii labaad ee doorashada uu ka guulaystay\u00a0 xildhibaan Xasan Cabdinuur oo ahaa musharraxii wareeggii koowaad ugu codka badnaa. Musharrax Aadan Madoobe ayaa helay codadka doorashada 163 cod, halka Xasan Cabdinuur uu helay 89 cod. Waa markii labaad oo uu barlamaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-27T23:55:09+00:00","article_modified_time":"2022-04-27T23:57:49+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1882,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/","name":"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg","datePublished":"2022-04-27T23:55:09+00:00","dateModified":"2022-04-27T23:57:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/278576000_483191736930983_8450705793420698793_n.jpeg","width":2048,"height":1882},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheikh-aadan-madoobe-oo-loodoortay-guddoomiyaha-barlamaanka-11-aad-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheikh Aadan Madoobe oo loodoortay guddoomiyaha barlamaanka 11-aad ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168892"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168892"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168896,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168892\/revisions\/168896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168895"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}