{"id":168913,"date":"2022-04-28T17:46:12","date_gmt":"2022-04-28T14:46:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168913"},"modified":"2022-04-28T17:46:12","modified_gmt":"2022-04-28T14:46:12","slug":"natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/","title":{"rendered":"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa hadda lasoo gaba-gabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad ee golahaas, oo ka socota teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Doorashada maanta oo dhameystir u aheyd middii guddoonka cusub ee Baarlamaanka oo xalay lagu kala baxay ayaa waxaa isku soo taagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad 10 musharrax, kuwaasi oo kala ah;<\/p>\n<p>1. Xil. Cabdikariin Abdow Xayder 2. Xil. Cabdiraxmaan Cabduqaadi Cadde 3. Xil. Khadiija Maxamed Diiriye 4.Xil. Maxamed Cabdalla Axmed Maxamuud 5. Xil. Maxamed Cali Cumar (Caano-nuug) 6.Xil. Maxamed Nuur Abuukar 7. Xil. Maxamed Cumar Cimow 8. Xil. Maxamuud Cabduqaadi Xaaji (Jeego) 9. Xil. Sacdiya Yaasiin Xaaji (Samatar) 10. Xil. Saciid Maxamed Maxamuud Xayd.<\/p>\n<p>Wareega Koowaad ayaa waxaa codadka ugu badan helay Xildhibaan Maxamed-weli Cabdale Axmed, <strong>waxaana codadka loo kala helay sidan:<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1. Maxamed-weli Cabdalle Axmed: 59 cod<br \/>\n2. Maxamed Cali Cumar (Caano-nuug): 58 cod<br \/>\n3. Sacdiya Yaasiin Xaaji (Samatar): 52 cod<br \/>\n4. Khadiijo Maxamed Diiriye: 21 cod<br \/>\n5. Cabdikariin Abdow Xayder: 15 cod<br \/>\n6. Maxamuud Cabduqaadi Xaaji (Jeego): 12 cod<br \/>\n7.Cabdiraxmaan Cabdiqadir Cadde: 8 cod<br \/>\n8. Saciid Maxmed Maxamuud Xayd: 7 cod.<br \/>\n9. Maxamed Nuur Abuukar: 5 cod<br \/>\n10. Maxamed Cumar Cimow: 4 cod<\/p>\n<p>Sida uu shaaciyey guddoomiyaha guddiga doorashada Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wareega hore waxaa ka gudbaya 4 musharax, hadii uusan Musharrax helin 50+1 oo ah 139, mana jiro musharax hadda gaaray tiradaas, taas oo ka dhigay in wareeg kale la aadi doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka maanta ee baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayay Sheekh Aadan Madoobe oo xalay loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, kaas oo dhaba cusub u jeexay isbedalka doorashada Soomaaliya, waxaana guddoonka baarlamaanka ee labada Aqal sidaasi looga adkaaday kooxda Villa Soomaaliya ee madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Doorashada guddoonka baarlamaanka oo soo martay marxalado kala duwan ayaa ugu dambeyn la xaqiijiyey, kadib markii uu waqti culus geliyey ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ah mas\u2019uulka ugu sarreeya maamulka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Dhammeystirka doorashada guddoonka baarlamaanka labada aqal ayaa dalka ka saareysa xaalad hubanti la\u2019aan ah oo ay Soomaaliya ku jirtay muddo ka badan hal sano iyo dheeraad.<\/p>\n<p>Waxaa goordhow xerada Afisyooni si rasmi ah uga bilaabaneysa wareega labaad ee doorashada guddoomiye ku xigeenada koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya, taas oo dhammeystir u ah doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa hadda lasoo gaba-gabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad ee golahaas, oo ka socota teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Doorashada maanta oo dhameystir u aheyd middii guddoonka cusub ee Baarlamaanka oo xalay lagu kala baxay ayaa waxaa isku soo taagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad 10 musharrax, kuwaasi oo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa hadda lasoo gaba-gabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad ee golahaas, oo ka socota teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Doorashada maanta oo dhameystir u aheyd middii guddoonka cusub ee Baarlamaanka oo xalay lagu kala baxay ayaa waxaa isku soo taagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad 10 musharrax, kuwaasi oo kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-28T14:46:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/\",\"name\":\"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-28T14:46:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon","og_description":"Waxaa hadda lasoo gaba-gabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha ku-xigeenka 1-aad ee golahaas, oo ka socota teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Doorashada maanta oo dhameystir u aheyd middii guddoonka cusub ee Baarlamaanka oo xalay lagu kala baxay ayaa waxaa isku soo taagay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad 10 musharrax, kuwaasi oo kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-28T14:46:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/","name":"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg","datePublished":"2022-04-28T14:46:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867113461492194.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/natiijada-wareega-1-aad-ee-doorashada-guddoomiye-ku-xigeenka-bf-oo-dhamaatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Natiijada wareega 1-aad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka BF oo dhamaatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168913"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168914,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168913\/revisions\/168914"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168898"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}