{"id":168928,"date":"2022-04-28T21:47:38","date_gmt":"2022-04-28T18:47:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=168928"},"modified":"2022-04-28T21:50:59","modified_gmt":"2022-04-28T18:50:59","slug":"xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-168929\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867518327878370.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867518327878370.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/2022428637867518327878370-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashadii guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka, waxaana ku guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Samatar.<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ayaa sheegeysa in markii ugu horeysay taariikhda Somalia ay ku guuleysato haweeney guddoonka baarlamaanka Somalia, iyadoo Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar ay ka guuleysatay murashaxii la tartamayay ee Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)\u00a0inkastoo weli cododka la tirin.<\/p>\n<p>Labada murashax waxaa taageerayey isbaheysiga mucaaradka ayada oo musharaxiintii ay wadatay Villa Somalia ay ku hareen wareegga koowaad.<\/p>\n<p>Sacdiyo Yaasiin ayaa waxaa lagu xusuustaa inay caan ku aheyd doodaha baarlamaankii 10- inaad ka dhex muuqato iyadoo fikirkeeda ay ku dhaliili jirtay guddoonkii hore ee baarlamaanka iyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashadii guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka, waxaana ku guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Samatar. Natiijada hordhaca ayaa sheegeysa in markii ugu horeysay taariikhda Somalia ay ku guuleysato haweeney guddoonka baarlamaanka Somalia, iyadoo Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar ay ka guuleysatay murashaxii la tartamayay ee Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)\u00a0inkastoo weli cododka la tirin. Labada murashax waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-168928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashadii guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka, waxaana ku guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Samatar. Natiijada hordhaca ayaa sheegeysa in markii ugu horeysay taariikhda Somalia ay ku guuleysato haweeney guddoonka baarlamaanka Somalia, iyadoo Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar ay ka guuleysatay murashaxii la tartamayay ee Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)\u00a0inkastoo weli cododka la tirin. Labada murashax waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-28T18:47:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-28T18:50:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1882\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/\",\"name\":\"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-28T18:47:38+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-28T18:50:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1882},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashadii guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka, waxaana ku guuleysatay Sacdiyo Yaasiin Samatar. Natiijada hordhaca ayaa sheegeysa in markii ugu horeysay taariikhda Somalia ay ku guuleysato haweeney guddoonka baarlamaanka Somalia, iyadoo Xildhibaanad Sacdiyo Yaasiin Samatar ay ka guuleysatay murashaxii la tartamayay ee Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug)\u00a0inkastoo weli cododka la tirin. Labada murashax waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-04-28T18:47:38+00:00","article_modified_time":"2022-04-28T18:50:59+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1882,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/","name":"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg","datePublished":"2022-04-28T18:47:38+00:00","dateModified":"2022-04-28T18:50:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/279154442_483681053548718_8399779622551499931_n.jpeg","width":2048,"height":1882},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-sacdiyo-yaasiin-samatar-oo-loo-doortay-guddoomiye-ku-xigeenka-koowaad-ee-barlamaanka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar oo loo doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168928"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=168928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":168930,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/168928\/revisions\/168930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=168928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=168928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=168928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}