{"id":169009,"date":"2022-05-01T11:03:43","date_gmt":"2022-05-01T08:03:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169009"},"modified":"2022-05-01T11:03:43","modified_gmt":"2022-05-01T08:03:43","slug":"dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/","title":{"rendered":"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal siyaasadeed xooggan ayaa ka dhax bilowday gollaha Midowga Musharaxiinta ee horey isugu baheestay in ay kasoo horjeestaan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo oo muddo kororsi damcay mar kalana Madaxwe6yne raba.<\/p>\n<p>Madaxweynayaal hore, Ra\u2019isul Wasaare iyo siyaasiyiin kale oo caan ah una taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameestay golle ay ugu magac dareen midowga Musharaxiinta , kaa oo mideeyay aragtidooda Farmaajo diidka ahaa.<\/p>\n<p>Hadda gollihii midowga Musharaxiinta ayaa bur buray waxaana dhaxdooda ka billowday dagaal siyaasadeed iyo dacaayado ay iska fidinayaan, waxaana si weyn baraha bulshada looga dareemayaa dhinacyo kala taageersan musharaxiinta oo dacaayado faafinaya.<\/p>\n<p>Dagaal siyaasadeedka xoogiisa iyo dacaayada la iska fidinayo ayaa u dhaxeeya taageerayaasha kala taabacsan Musharax Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sida aan xogta ku heleyno dagaal siyaasadeedkan oo laga abuurayo xafiisyada ololaha labada dhinac ayna suurto gal tahay in ay ogyihiin labada musharax ayaa maalmahan sii xoogeestay, waxaana xubno labada dhinac isugu jawaabayana qoraalo iyo muuqaalo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale dagaal siyaasadeedka socda oo mararka qaar u muuqda mid qabiileesan\u00a0 kusoo biiray musharaxiinta kale oo iyana dacaayado ka fidinaya saaxiibadoodii xilligii adkaa balse hadda kala furtay marka doorashada Madaxweynaha soo dhawwaatay.<\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta ayaa markii horaba aan isugu imaan jaceyl, balse waxaa isku keenay Farmaajo naceyb, waxaana hada fursad u tahay Farmaajo dagaal siyaasadeedka markan ka dhax qarxay Midowga Musharaxiinta ee dhaxdooda isku mashquulay .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal siyaasadeed xooggan ayaa ka dhax bilowday gollaha Midowga Musharaxiinta ee horey isugu baheestay in ay kasoo horjeestaan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo oo muddo kororsi damcay mar kalana Madaxwe6yne raba. Madaxweynayaal hore, Ra\u2019isul Wasaare iyo siyaasiyiin kale oo caan ah una taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameestay golle ay ugu magac dareen midowga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169010,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal siyaasadeed xooggan ayaa ka dhax bilowday gollaha Midowga Musharaxiinta ee horey isugu baheestay in ay kasoo horjeestaan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo oo muddo kororsi damcay mar kalana Madaxwe6yne raba. Madaxweynayaal hore, Ra\u2019isul Wasaare iyo siyaasiyiin kale oo caan ah una taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameestay golle ay ugu magac dareen midowga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-01T08:03:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/\",\"name\":\"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-01T08:03:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon","og_description":"Dagaal siyaasadeed xooggan ayaa ka dhax bilowday gollaha Midowga Musharaxiinta ee horey isugu baheestay in ay kasoo horjeestaan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo oo muddo kororsi damcay mar kalana Madaxwe6yne raba. Madaxweynayaal hore, Ra\u2019isul Wasaare iyo siyaasiyiin kale oo caan ah una taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sameestay golle ay ugu magac dareen midowga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-01T08:03:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/","name":"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2022-05-01T08:03:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-siyaasadeed-ka-dhax-bilowday-midowga-musharaxiinta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowga Musharaxiinta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169009"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169011,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169009\/revisions\/169011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169010"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}