{"id":169041,"date":"2022-05-03T00:08:10","date_gmt":"2022-05-02T21:08:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169041"},"modified":"2022-05-03T00:09:12","modified_gmt":"2022-05-02T21:09:12","slug":"axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/","title":{"rendered":"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169042\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa u muuqday mid Madaxweyne ku xigeenka Puntland uu kaga jawaab celinayay kadib markii madaxweyne Siciid Deni uu dhawaan diiday magacaabis uu sameeyay Axmed karaash.<\/p>\n<p>\u201cBuug yaroo calaacashayda le\u2019eg ayaa dadkaas oo dhan isku keenay. Kaas inaan ku dhaqano oo wuxuu na farayo adeecno baa loo baahan yahay, oo isagaa caddaaladu ku jirtaa, haddii kaa la waayo, waan kala yaacaynaa,\u201d ayuu yiri Axmed Karaash.<\/p>\n<p>Axmed Karaash ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Deni, isagoo sheegay Puntland in aysan ahayn meel tuurta lagu qaan karo sida buraashada biyaha oo kale, isagoo sheegay in dantu ku jirto in la tixgaliyo waxa lagu heshiiyay.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu madaxweyne ku xigeenka Puntland ka sheegay, kadib markii uu manta salaada ciidda meel fagaare ah kula tukaday boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin dowladdeed.<\/p>\n<p>Deni iyo Axmed Karaash ayaa isku haya khilaaf dhinaca awoodda ah. Axmed Karaash waxa uu horey u sheegay inay isaga kusoo wareegtay masuuliyadda awooddeed ee Puntland, kadib markii Deni uu aaday Muqdisho kana qeyb galayo doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa diiday arrintaas, isagoo ka hor yimid dhammaan wareegtooyinkii magacaabista ahaa ee uu ku xigeenkiisu uu sameeyay bishaan Abril.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UyG9DCBoJwE\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay. Hadalkaan ayaa u muuqday mid Madaxweyne ku xigeenka Puntland uu kaga jawaab celinayay kadib markii madaxweyne Siciid Deni uu dhawaan diiday magacaabis uu sameeyay Axmed karaash. \u201cBuug yaroo calaacashayda le\u2019eg ayaa dadkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay. Hadalkaan ayaa u muuqday mid Madaxweyne ku xigeenka Puntland uu kaga jawaab celinayay kadib markii madaxweyne Siciid Deni uu dhawaan diiday magacaabis uu sameeyay Axmed karaash. \u201cBuug yaroo calaacashayda le\u2019eg ayaa dadkaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-02T21:08:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-02T21:09:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/\",\"name\":\"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-02T21:08:10+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-02T21:09:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg\",\"width\":660,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa sheegay Puntland inay kala tagayso haddii aan lagu dhaqmin oo la tixgalin dastuurka lagu heshiiyay. Hadalkaan ayaa u muuqday mid Madaxweyne ku xigeenka Puntland uu kaga jawaab celinayay kadib markii madaxweyne Siciid Deni uu dhawaan diiday magacaabis uu sameeyay Axmed karaash. \u201cBuug yaroo calaacashayda le\u2019eg ayaa dadkaas oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-02T21:08:10+00:00","article_modified_time":"2022-05-02T21:09:12+00:00","og_image":[{"width":660,"height":385,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/","name":"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg","datePublished":"2022-05-02T21:08:10+00:00","dateModified":"2022-05-02T21:09:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202252637870781369560715.jpeg","width":660,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-karaash-oo-kudhego-hadlay-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Karaash oo kudhego hadlay Deni +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169041"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169041"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169044,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169041\/revisions\/169044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169042"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}