{"id":169069,"date":"2022-05-04T11:25:43","date_gmt":"2022-05-04T08:25:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169069"},"modified":"2022-05-04T11:25:43","modified_gmt":"2022-05-04T08:25:43","slug":"farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169070\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxamed Cabdullaahi\u00a0 Farmaajo ayaa joojiyey dhammaan go\u2019aammada ku saabsan isbeddelada maamul iyo shaqaale ee Hay\u2019adaha Dowladda, inta lagu guda jiro dhammeystirka doorashooyinka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo isagoo ka amba qaadaya xeerkaan ayaa wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis iyo xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare Rooble ku sameeysay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shaqada laga joojiyay, magacaabidda ku simaha Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, iyo agaasimaha Hay\u2019adda Tayo Dhawrka Qaranka.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in la baabi&#8217;yay dhammaan wixii magacaabis iyo go\u2019aan maamul ah oo taabanaya wax ka beddelka Hay\u2019adaha gudaha ee dowladda iyo shaqaalaha Rayidka ah, laga soo bilaabo maalintii la dhaariyey Xildhibaannada Baarlamaanka ee 14-ka Abriil 2022.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa faray\u00a0 hay\u2019adaha Dowladda inay ka fogaadaan in xilalka iyo hantida dadweynaha looga faa\u2019iideysto dano gaar ah iyo si aan u adeegayn danta guud ee dalka, isagoo sheegay in qof walba lagula xisaabtamayo ku takrifalka hantida iyo awoodda qaranka.<\/p>\n<p>Tallaabada madaxweyne Farmaajo ayaa kusoo beegmatay waxyar kadib markii baraha bulshada lagu faafiyay wareegtooyin magacaabis iyo xil ka qaadis ah oo kasoo baxay xukuumada raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169071\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872315570046465.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"933\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872315570046465.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872315570046465-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872315570046465-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Cabdullaahi\u00a0 Farmaajo ayaa joojiyey dhammaan go\u2019aammada ku saabsan isbeddelada maamul iyo shaqaale ee Hay\u2019adaha Dowladda, inta lagu guda jiro dhammeystirka doorashooyinka. Madaxweyne Farmaajo isagoo ka amba qaadaya xeerkaan ayaa wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis iyo xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare Rooble ku sameeysay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169070,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamed Cabdullaahi\u00a0 Farmaajo ayaa joojiyey dhammaan go\u2019aammada ku saabsan isbeddelada maamul iyo shaqaale ee Hay\u2019adaha Dowladda, inta lagu guda jiro dhammeystirka doorashooyinka. Madaxweyne Farmaajo isagoo ka amba qaadaya xeerkaan ayaa wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis iyo xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare Rooble ku sameeysay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-04T08:25:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/\",\"name\":\"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-04T08:25:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon","og_description":"Maxamed Cabdullaahi\u00a0 Farmaajo ayaa joojiyey dhammaan go\u2019aammada ku saabsan isbeddelada maamul iyo shaqaale ee Hay\u2019adaha Dowladda, inta lagu guda jiro dhammeystirka doorashooyinka. Madaxweyne Farmaajo isagoo ka amba qaadaya xeerkaan ayaa wuxuu wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis iyo xil ka qaadis ay xukuumada raysal wasaare Rooble ku sameeysay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-04T08:25:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/","name":"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg","datePublished":"2022-05-04T08:25:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/202254637872222253650695.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-wax-kama-jiraan-ku-tilmaamay-magacaabis-uu-sameeyay-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo wax kama jiraan ku tilmaamay magacaabis uu sameeyay Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169069"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169072,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169069\/revisions\/169072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169070"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}