{"id":169076,"date":"2022-05-04T12:47:58","date_gmt":"2022-05-04T09:47:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169076"},"modified":"2022-05-04T13:11:51","modified_gmt":"2022-05-04T10:11:51","slug":"daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169057\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1562\" height=\"1120\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg 1562w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-300x215.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-1024x734.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-768x551.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-1536x1101.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-696x499.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-1068x766.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n-586x420.jpeg 586w\" sizes=\"(max-width: 1562px) 100vw, 1562px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas oo ansixiyay ajandaha maanta oo ah xulista guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay shaqada ugu weyn ee hortaalla Baarlamaanka inay tahay doorashada madaxweynaha, isla markaana uu doonayo inay si deg deg ah ay u qabsoonto.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa xildhibaannada ka codsaday inay 10 xubnood ay iska dhex doortaan \u2018si waafaqsan nidaam dheelli tiran.\u2019 Wuxuu sidoo sheegay in lix xubnood oo ku saleysan metelaadda maamul goboleeyada ay sidoo kale uga imaan doonaan dhinaca Aqalka Sare oo isna goor dhaweyd uu u bilowday kulan ay ku dooranayaan guddiga doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa intaas ku daray in maadaama ay tirada guud ee guddigan ay noqon doonto 17 xubnood uu guddoonka Baarlamaanku magacaabi doono xubinta dheeriga ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay inay golaha soo xaadireen xildhibanno uu ku sheegay in uu ka jiro isqab-qabsi, wuxuuna ku wargeliyay \u2018inuu go\u2019aan ka gaari doono\u2019 wixii maanta ka dambeeya.<\/p>\n<p>Wuxuu Caddeeyay inay Golaha fariisan doonaan oo kaliya xildhibaannada aanu khilaafka ku jirin, kooramkana aan lagu dari doonin xildhibananada la isku khilaafsan yahay, inta go\u2019aanka kaam dambeysta ah laga gaarayo arrintooda.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe shaaciyey inaan Golaha laga saareynin xildhibaannada wada fadhiya ee is khilaafsan, kana yimid Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Xubnaha golaha ayaa hadda ku maqan xulista xildhibaannada ka mid noqon doona guddiga doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F1361173121024155%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas oo ansixiyay ajandaha maanta oo ah xulista guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay shaqada ugu weyn ee hortaalla Baarlamaanka inay tahay doorashada madaxweynaha, isla markaana uu doonayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169057,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas oo ansixiyay ajandaha maanta oo ah xulista guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay shaqada ugu weyn ee hortaalla Baarlamaanka inay tahay doorashada madaxweynaha, isla markaana uu doonayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-04T09:47:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-04T10:11:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1562\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1120\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-04T09:47:58+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-04T10:11:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg\",\"width\":1562,\"height\":1120},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb galay 157 xildhibaan, kuwaas oo ansixiyay ajandaha maanta oo ah xulista guddiga doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Waxa uu sheegay inay shaqada ugu weyn ee hortaalla Baarlamaanka inay tahay doorashada madaxweynaha, isla markaana uu doonayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-04T09:47:58+00:00","article_modified_time":"2022-05-04T10:11:51+00:00","og_image":[{"width":1562,"height":1120,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/","name":"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg","datePublished":"2022-05-04T09:47:58+00:00","dateModified":"2022-05-04T10:11:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279024920_310348904609085_7798864815190205307_n.jpeg","width":1562,"height":1120},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maanta-gollaha-ka-bax-ma-dhaheyno-xildhibaanadda-gedo-balse-goaan-ayaa-kasoo-bixi-doonno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201c maanta gollaha ka bax ma dhaheyno Xildhibaanadda Gedo balse Go\u2019aan ayaa kasoo bixi doonno\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169076"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169076"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169081,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169076\/revisions\/169081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169057"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}