{"id":169140,"date":"2022-05-06T20:52:20","date_gmt":"2022-05-06T17:52:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169140"},"modified":"2022-05-06T20:52:20","modified_gmt":"2022-05-06T17:52:20","slug":"farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169141\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1236\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-262x300.jpeg 262w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-895x1024.jpeg 895w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-768x879.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-696x797.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-1068x1222.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n-367x420.jpeg 367w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay ololihiisa doorashada ee uu mar kale ku doonayo inuu xafiiska ku sii joogo afarta sano ee soo socota.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa meesha ka saartay shaki badan oo laga qabay in Farmaajo uusan isku soo sharaxi doonin doorashada Madaxweynaha oo haatan 9 cisho oo kaliya ay ka hartay.<\/p>\n<p>\u201cISBEDDEL DOONKA SOCDA ee uu Hoggaaminayo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu dalka u horseedayaa adkaynta hay\u2019adaha Dawladda, xoojinta amniga, dib-u-habaynta dhaqaalaha, taabbogelinta siyaasadaha arrimaha dibadda iyo gudaha, iyo horumarinta arrimaha bulshada iyo adeegyada dadweynaha. 4-ta sano ee soo socota ISBEDDEL DOONKA SOCDA wuxuu dalka gaarsiinayaa horumar ballaaran oo dalka oo dhan ka hirgala\u201d ayuu yiri madaxa warfaafinta Villa Somalia Abdirashid M. Hashi oo qoraal soo dhigay baraha bulshada.<\/p>\n<p>\u201cHaddii Isbaddalku noqdo qof in lagu baddalo qof iyadoo aan tixgelin la siinin waxqabadka uu la iman karo, waxaa ka dhalanaysa inay habacsanaan ku timaaddo dadaalkii joogtada ahaa ee la galiyay 5tii sano ee lasoo dhaafay dhismaha qaran Soomaaliyeed oo cagahiisa isku taaga\u201d ayuu intaas ku daray \u00a0Abdirashid M. Hashi.<\/p>\n<p>Ereyga isbedel doon waxaa inta badan adeegsada musharaxiinta Mucaaradka, waxaana dad badan la yaab ku noqotay in Farmaajo uu ololihiisa doorashada u adeegsado isla ereygaas, waxaana la isweydiinayaa hadii uu Farmaajo yahay isbedeldoon cida uu bedelayo. maadaama uu weli xafiiska xafiiska fadhiyo.<\/p>\n<p>Dadka wax falanqeeya ayaa tilmaamay in ereyga (Isbedeldoonka socda) loola jeedo inaanu weli dhammaan isbedelkii uu Farmaajo doonayey shan sano ka hor, loona baahan yahay waqti kale oo lagu dhameystiro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay ololihiisa doorashada ee uu mar kale ku doonayo inuu xafiiska ku sii joogo afarta sano ee soo socota. Talaabadan ayaa meesha ka saartay shaki badan oo laga qabay in Farmaajo uusan isku soo sharaxi doonin doorashada Madaxweynaha oo haatan 9 cisho oo kaliya ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay ololihiisa doorashada ee uu mar kale ku doonayo inuu xafiiska ku sii joogo afarta sano ee soo socota. Talaabadan ayaa meesha ka saartay shaki badan oo laga qabay in Farmaajo uusan isku soo sharaxi doonin doorashada Madaxweynaha oo haatan 9 cisho oo kaliya ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-06T17:52:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1236\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/\",\"name\":\"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-06T17:52:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg\",\"width\":1080,\"height\":1236},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay ololihiisa doorashada ee uu mar kale ku doonayo inuu xafiiska ku sii joogo afarta sano ee soo socota. Talaabadan ayaa meesha ka saartay shaki badan oo laga qabay in Farmaajo uusan isku soo sharaxi doonin doorashada Madaxweynaha oo haatan 9 cisho oo kaliya ay ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-06T17:52:20+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1236,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/","name":"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg","datePublished":"2022-05-06T17:52:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/279418679_5789078494441033_2588228250267547639_n.jpeg","width":1080,"height":1236},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-halku-dheg-yaab-leh-la-baxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo halku-dheg yaab leh la baxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169142,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169140\/revisions\/169142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}