{"id":169255,"date":"2022-05-10T11:07:53","date_gmt":"2022-05-10T08:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169255"},"modified":"2022-05-10T11:07:53","modified_gmt":"2022-05-10T08:07:53","slug":"farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/","title":{"rendered":"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169256\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001-300x194.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001-651x420.jpeg 651w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay fiidkii hore lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay duleedka Muqdisho gaar ahaan wadada xariirisa Muqdisho iyo Ceelasha biyaha, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa aysan waxyeelo kasoo gaarin Taliyaha, hayeeshee qaraxa ay ku dhaawacmeen laba askari oo ka mid aheyd ilaaladiisa oo saarna gaariga Cabdibilaha uu qaraxa qabsaday..<\/p>\n<p>Al-shabaab oo sheegatay masuuliyada qaraxaasi lala beegsaday kolanyada gaadiidka ee galbineysay Taliye Farxaan Qaroole ayaa waxay sheegeen in qaraxa uu burburiyay mid ka mid ah gawaaridii galbineysay Taliyaha, walow aysan sheegin khasaaraha kale ee ka dhashay qaraxa.<\/p>\n<p>Sanadkii lasoo dhaafay ayay aheyd markii uu ka badbaaday Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole weerar ismiidaamin ahaa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaasoo lagula eegtay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay fiidkii hore lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay duleedka Muqdisho gaar ahaan wadada xariirisa Muqdisho iyo Ceelasha biyaha, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa aysan waxyeelo kasoo gaarin Taliyaha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay fiidkii hore lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay duleedka Muqdisho gaar ahaan wadada xariirisa Muqdisho iyo Ceelasha biyaha, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa aysan waxyeelo kasoo gaarin Taliyaha, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-10T08:07:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/\",\"name\":\"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-10T08:07:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg\",\"width\":660,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Xalay fiidkii hore lala beegsaday kolanyo gaadiid ah oo uu la socday Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Qaroole. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay duleedka Muqdisho gaar ahaan wadada xariirisa Muqdisho iyo Ceelasha biyaha, waxaana la xaqiijiyay in qaraxa aysan waxyeelo kasoo gaarin Taliyaha, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-10T08:07:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":426,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/","name":"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg","datePublished":"2022-05-10T08:07:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022510637877472481870001.jpeg","width":660,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farxaan-qaroole-oo-isku-day-dil-kabadbaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farxaan Qaroole oo isku day dil kabadbaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169255"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169255"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169257,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169255\/revisions\/169257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}