{"id":169415,"date":"2022-05-14T19:18:34","date_gmt":"2022-05-14T16:18:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169415"},"modified":"2022-05-14T19:18:34","modified_gmt":"2022-05-14T16:18:34","slug":"daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169418\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530-300x188.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa Musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in maalinta berito ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyay Daahir Geelle inuu isaga haray tartanka doorashada madaxweynaha, isagoona u mahad celiyay taageerayaashii qeybta ka ahaa olalahiisa tartanka doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya. Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay&#8221; ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray Daahir Geelle inuu sii wadi doono dadaalada uu ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya, isagoona u mahadceliyay Xildhibaanada Baarlamaanka ee sida dhow u garab istaagay mudadii uu ololaha ku jiray.<\/p>\n<p>Daahir Maxamuud Geelle waxa uu mar soo noqday Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xiligii uu raysal wasaaraha ahaa Xasan Cali Kheyre, mana jirto wax tafasiil dheeraad ah oo uu sheegay Daahir Geelle marka laga soo tago inuu isaga haray tartanka doorashada oo saacado kooban inaga xigto.<\/p>\n<p>Waxaa horay tartanka isaga haray Musharaxiinta kala ahaa Cabdikariin Guuleed iyo Cabdinaasir Cabdulle oo iyagana ka mid ahaa musharaxiinta isku diiwaan galisay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, maalinta berito ayaa loo madalsan yahay doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169419\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1284\" height=\"1913\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n.jpeg 1284w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-201x300.jpeg 201w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-687x1024.jpeg 687w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-768x1144.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-1031x1536.jpeg 1031w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-696x1037.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-1068x1591.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280127932_10227501491944862_6827857147451154699_n-282x420.jpeg 282w\" sizes=\"(max-width: 1284px) 100vw, 1284px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa Musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in maalinta berito ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyay Daahir Geelle inuu isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa Musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in maalinta berito ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyay Daahir Geelle inuu isaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-14T16:18:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"414\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"name\":\"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-14T16:18:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg\",\"width\":660,\"height\":414},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka mid ahaa Musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee dalka Soomaaliya ayaa goordhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka doorashada xilka madaxweynaha oo lagu wado in maalinta berito ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku shaaciyay Daahir Geelle inuu isaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-14T16:18:34+00:00","og_image":[{"width":660,"height":414,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/","name":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg","datePublished":"2022-05-14T16:18:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022514637881224236163530.jpeg","width":660,"height":414},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daahir-maxamuud-geelle-oo-ka-haray-tartanka-doorashada-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daahir Maxamuud Geelle oo ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169415"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169415"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169420,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169415\/revisions\/169420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169418"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}