{"id":169421,"date":"2022-05-14T19:22:00","date_gmt":"2022-05-14T16:22:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169421"},"modified":"2022-05-14T19:22:00","modified_gmt":"2022-05-14T16:22:00","slug":"beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/","title":{"rendered":"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169423\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1153\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-1024x577.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-1536x865.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-1068x601.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Beesha-caalamka-746x420.jpeg 746w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.<\/p>\n<p>Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu hormarinayo nabad, xasillooni, barwaaqo, iyo dowladnimo suuban sanadaha soo socda.<\/p>\n<p>*<em>Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Canada, Denmark, Masar, Itoobiya, Midowga Yurub (EU), Finland, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Talyaaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Ururka Iskaashiga Dalalka Islaamka (OIC), Qadar, Ruushka,\u00a0Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka iyo Qaramada Midoobay.<\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka. Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169422,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169421","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka. Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-14T16:22:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"299\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/\",\"name\":\"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-14T16:22:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg\",\"width\":299,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon","og_description":"&nbsp; Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka. Waxaan ku boorinaynaa Xildhibaanada inay ku codeeyaan damiirkooda iyagoo dooranaya musharaxa ay rumeysan yihiin inuu la imanayo siyaasadda iyo tayada hogaamineed ee lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-14T16:22:00+00:00","og_image":[{"width":299,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/","name":"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg","datePublished":"2022-05-14T16:22:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/download.jpeg","width":299,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-fariin-u-dirtay-xildhibaanada-labada-aqal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha caalamka oo fariin u dirtay Xildhibaanada labada aqal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169421"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169421"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169421\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169424,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169421\/revisions\/169424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169422"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169421"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169421"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169421"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}