{"id":169490,"date":"2022-05-16T00:34:07","date_gmt":"2022-05-15T21:34:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169490"},"modified":"2022-05-16T00:34:07","modified_gmt":"2022-05-15T21:34:07","slug":"xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169491\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1079\" height=\"1066\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg 1079w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-300x296.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-1024x1012.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-768x759.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-696x688.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-1068x1055.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n-425x420.jpeg 425w\" sizes=\"(max-width: 1079px) 100vw, 1079px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axadii maanta, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012\u20142017-kii.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh wuxuu noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xukunka dalka, wuxuuna xilka kala wareegayaa Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo horay uu xukunka ugu wareejiyey shan sano ka hor, sanadkii 2017-kii.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa wareegii 2-aad uga soo gudbay 110-cod, halka uu Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga soo gudbay 83-cod, waxayna labada musharax ku kala hareen wareegii ugu dambeeyey ee 3-aad.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee Somalia Xassan Shiikh ayaa helay codad aqlabiyad leh oo gaaraya 214 halka Farmaajo oo uu ka helay 110 cod<\/p>\n<p>Doorashadaan oo soo bilaabatay maanta duhurkii ayaa lagu kala baxay saqdaan dhexe ee caawa, waxaana soo xirmay todobaadkaan jiitankii dheeraa ee doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo horay ugu guuleystay in dowladii uu hoggaaminayey ay rasmi noqoto oo KMG ka baxdo burburkii kadib, wuxuu caawa noqday Madaxeynaha 10-aad ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kooramka xildhibaanadii codeeyey ayaa ku furmay 329 xildhibaan oo isugu jira labada Aqal ee BFS, sida uu shaaciyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Doorashadaan waxaa ka qeyb galay 36 musharax, waxaana wareegii 1-aad ka soo gudbay afar musharax oo kala ahaa Xasan Sheekh, Maxamed Farmaajo, Saciid Deni iyo Xasan Kheyre, waxaana wareegii 3-aad u gudbay Xasan Sheekh iyo Maxamed Farmaajo, ugu dambeyntiina waxaa caawa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axadii maanta, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012\u20142017-kii. Xasan Sheekh wuxuu noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xukunka dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axadii maanta, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012\u20142017-kii. Xasan Sheekh wuxuu noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xukunka dalka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-15T21:34:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1079\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1066\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/\",\"name\":\"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-15T21:34:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg\",\"width\":1079,\"height\":1066},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axadii maanta, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u soo noqday Madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya, intii u dhaxeysay sanadihii 2012\u20142017-kii. Xasan Sheekh wuxuu noqday Madaxweynihii ugu horeeyey ee mar labaad ku soo noqday xukunka dalka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-15T21:34:07+00:00","og_image":[{"width":1079,"height":1066,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/","name":"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg","datePublished":"2022-05-15T21:34:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281337655_1338803146605773_4174926179298927654_n.jpeg","width":1079,"height":1066},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xasan-sheikh-maxamuud-oo-loo-doortay-madaxweynaha-dowladda-federalka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xasan Sheikh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169490"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169492,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169490\/revisions\/169492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169491"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}