{"id":169493,"date":"2022-05-16T11:15:42","date_gmt":"2022-05-16T08:15:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169493"},"modified":"2022-05-16T11:15:42","modified_gmt":"2022-05-16T08:15:42","slug":"aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169494\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha dalka Itoobiya, Aby Ahmed Ali ayaa qoraal uu bartiisa twitterka soo dhigay ugu hambalyeey madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay ku guulaystay xilka madaxwyenaha 10-aad ee dalka, kadib\u00a0 doorasho wareegga saddexaad ay isla soo gaareen madaxweynaha hadda xafiiska jooga ee Farmaajo.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Aby Ahmed ayaa sheegay inuu rajeynayo in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ay si dhow uga wada shaqeeyaan danaha labada dhinac iyo kuwa gobolka.<\/p>\n<p>Itoobiya ayaa saaxiib dhow la ahayd madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne Xasan Sheikh ayaa maanta hambalyo kala duwan ka helaya dowladdaha iyo ururada caalamiga ah ee daneeya Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha dalka Itoobiya, Aby Ahmed Ali ayaa qoraal uu bartiisa twitterka soo dhigay ugu hambalyeey madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay ku guulaystay xilka madaxwyenaha 10-aad ee dalka, kadib\u00a0 doorasho wareegga saddexaad ay isla soo gaareen madaxweynaha hadda xafiiska jooga ee Farmaajo. Raysal wasaaraha dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169493","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha dalka Itoobiya, Aby Ahmed Ali ayaa qoraal uu bartiisa twitterka soo dhigay ugu hambalyeey madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay ku guulaystay xilka madaxwyenaha 10-aad ee dalka, kadib\u00a0 doorasho wareegga saddexaad ay isla soo gaareen madaxweynaha hadda xafiiska jooga ee Farmaajo. Raysal wasaaraha dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-16T08:15:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/\",\"name\":\"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-16T08:15:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg\",\"width\":660,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha dalka Itoobiya, Aby Ahmed Ali ayaa qoraal uu bartiisa twitterka soo dhigay ugu hambalyeey madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay ku guulaystay xilka madaxwyenaha 10-aad ee dalka, kadib\u00a0 doorasho wareegga saddexaad ay isla soo gaareen madaxweynaha hadda xafiiska jooga ee Farmaajo. Raysal wasaaraha dalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-16T08:15:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":390,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/","name":"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg","datePublished":"2022-05-16T08:15:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882666583952935.jpeg","width":660,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/aby-ahmed-oo-u-hambalyeeyay-madaxweynaha-cusub-ee-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Aby Ahmed oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169493"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169495,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169493\/revisions\/169495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169494"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}