{"id":169499,"date":"2022-05-16T11:20:22","date_gmt":"2022-05-16T08:20:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169499"},"modified":"2022-05-16T11:53:05","modified_gmt":"2022-05-16T08:53:05","slug":"cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169515\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Madaxweynihii dowladdii ugu horreeyay ee xilligii kumeel-gaarka kaddib, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona May 2022 ilaa May 2026. Wuxuu helay 214 cod, halka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallowday saddex cod.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Xasan Sheekh wuxuu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee labo jeer xilkaas ka qabta Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Haddaba waxaan qormadan idinkula wadaageynaa dhowr waxyaabood oo lama-filaan ah oo ku jiray doorashada madaxewnaha ee lagu soo gabagabeeyay Muqdisho. Waxay ahayd doorasho saacado badan qaadatay. Murashaxiintii ugu badnaa ee abid isku soo taaga xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa tartamay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhowr waxyaabood oo la yaab leh oo ku saabsan doorashada madaxweynaha oo muddo sanad iyo bar ku dhow la sugayay.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Siyaasi-si-lamafilaan-ah-ugu-haray-wareegga-koowaad\" class=\"bbc-1v2sszr e14hemmw0\" tabindex=\"-1\">Siyaasi si lama-filaan ah ugu haray wareegga koowaad<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Madaxweynihii ugu dambeeyay dowladdii kumeel-gaarka ahayd ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed wuxuu ku haray kaalinta koowaad \u2013 39 cod ayuu ku macasalaameeyay doorashada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Arrintaas ma aysan sii odorosin falanqeeyeyaasha siyaasadda. Wuxuu ku badnaa hadal-heynta ah inuu ka mid noqon doono afarta u gudbi doonta wareegga labaad, saadaashaas oo malaha lagu saleeyay ololahiisa oo soo billowday ku dhowaad labo sano ka hor.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dadka u dhuun-daloola arrimaha siaasadda ayaa guul-darrada Shariif u sababeynaya ololihiisa oo aysan ka dhex muuqan lafo-culusta siyaasadda iyo siyaasiyiinta lagu yaqaanno ololeyaasha iyo kooxeysiga. Waxaa sidoo kale jiray tuhun ah inuu xiriir dhow la lahaa madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dadka qaar waxay ku doodaan inuu Shariifku gaabsaday wixii ka dambeeyay hanjabaaddiisii \u2018Thuma-Wallaahi!\u2019. Nux nux hoose oo la xiriirineysa \u2018Nabad iyo Nololna\u2019 \u201cwaxay u geysatay dhaawac kale,\u201d ayay leeyihiin.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Labaatan-murashax-oo-hal-cod-xitaa-aan-helin\" class=\"bbc-1v2sszr e14hemmw0\" tabindex=\"-1\">Labaatan murashax oo hal cod xitaa aan helin<\/h2>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Murashaxiin shuruudihii tartanka buuxiyay, qaarkoodna aad olole uga dhex sameeyay Muqdisho iyo baraha bulshada ayaan hal cod xitaa helin \u2013 Dad badan ayaa iswaydiinaya sababta ay waqtiga, lacagta iyo tamarta ugu beeleen fadeexadaas siyaasadeed.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mise ujeedkooduba wuxuu markii hore ahaa in magacyadooda laga dhex naadiyo madal loogu tartamayo xil-madaxweyne? Mise ujeeddooyin siyaasadeed oo mustaqbalka ayay ku raadinayaan? Mise waxay wakiisheen nasiibkooda oo halkaas dhigay?<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxaa saf kula jira siddeed murashax oo hal ama labo cod meesha kala tagay. Ku darso, qaar baa codka ay heleen uu ahaa koodii malaha, maaddaama ay baarlamaanka xubno ka yihiin. Waxaa ka mid ah Fowsiya Yuusuf Xaaji Aaden oo ahayd haweeneyda kaliga ah ee tartanka ku jirtay.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Siyaasiga-wareegga-labaad-dhex-mushaaxay\" class=\"bbc-1v2sszr e14hemmw0\" tabindex=\"-1\">Siyaasiga wareegga labaad dhex mushaaxay<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Raysul-wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa si lama-filaan ah uga mid noqday afarta sare. Wuxuu ku soo baxay 47 cod, isagoo wareeggii labaadna taageeradiisa gaarsiistay 63 cod. Wuxuu aad uga ag-dhowaaday Saciid Cabdullaahi Dani oo kaalinta koowaad uga soo gudbay wareegga koowaad.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Sida xilka raysul-wasaaraha looga qaaday wuxuu waday olole, sidaas oo ay tahay dad badan ayaa aaminsanaa in uusan u gudbeynin wareegga labaad.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Wuxuu Shariif la wadaagay tuhunka ah inuu baddiil u yahay Farmaajo. Waxaa sidoo kale horay loogu dhaliilay inuusan sameynin \u201dxisaab-xir\u201d siyaasadeed iyo ka jawaab celin la\u2019aanta eedeymo loo jeediyay intii uu raysul-wasaaraha ahaa ikastoo uu waxyaabaha qaar ka hadlay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Deni-iyo-wacdarihiisii\" class=\"bbc-1v2sszr e14hemmw0\" tabindex=\"-1\">Deni iyo wacdarihiisii<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu wacdaro ka dhigay wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha. Wuxuu ku soo baxay 65 cod oo ahaa kuwii ugu badnaa ee uu hal qof helo wareeggaas. Waa la qiyaasiyay in uu aad isu soo diyaariyay, xildhibaannada ka soo baxay Puntlandna uu ku tashanayay. Hase yeeshee, codadkaas saddex un baa ugu darantay wareeggii labaad.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Wuxuu ahaa farqi-sameeye. Waxay codadkaas u dhaceen Xasan Sheekh Maxamuud oo la rumeysan yahay inay ahaayeen saaxiibbo isku dhow, uuna ka dhaxeeyay xulafeysi siyaasadeed oo ka dhan ah Farmaajo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Taas oo jirta, haddana waxaa Deni ka go\u2019neyd inuu meesha ka saaro Farmaajo oo ay horay isugu qabteen siyaasadda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Si kastaba ha ahaatee, dib ugu laabashadiisa Puntland ma noqon doono safar sahlan. Caqabado uga imaanaya ku-xigeenkiisa oo kursiga ku haysta ayaa sugaya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ma laga yaabaa inuu Xasan Sheekh u noqdo raysul-wasaaraha xiga ama uu kaalin ku yeesho xulashada raysul-wasaaraha xiga?<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169508\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280708697_2370502006437317_3847442002543382464_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280708697_2370502006437317_3847442002543382464_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280708697_2370502006437317_3847442002543382464_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280708697_2370502006437317_3847442002543382464_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280708697_2370502006437317_3847442002543382464_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280760211_2370502066437311_4980252562754207151_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280760211_2370502066437311_4980252562754207151_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280760211_2370502066437311_4980252562754207151_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280760211_2370502066437311_4980252562754207151_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280760211_2370502066437311_4980252562754207151_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281109298_2370502179770633_2892026691576218873_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281109298_2370502179770633_2892026691576218873_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281109298_2370502179770633_2892026691576218873_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281109298_2370502179770633_2892026691576218873_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281109298_2370502179770633_2892026691576218873_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169511\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281331449_2370502299770621_5657343691496034226_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"536\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281331449_2370502299770621_5657343691496034226_n.jpeg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281331449_2370502299770621_5657343691496034226_n-300x237.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281331449_2370502299770621_5657343691496034226_n-532x420.jpeg 532w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281345567_2370502126437305_5735205138228970955_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281345567_2370502126437305_5735205138228970955_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281345567_2370502126437305_5735205138228970955_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281345567_2370502126437305_5735205138228970955_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281345567_2370502126437305_5735205138228970955_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169513\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280605017_2370501943103990_7785944592094363547_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280605017_2370501943103990_7785944592094363547_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280605017_2370501943103990_7785944592094363547_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280605017_2370501943103990_7785944592094363547_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280605017_2370501943103990_7785944592094363547_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169515\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281378202_2370502229770628_7991213036795791859_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169516\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281350923_2370501906437327_1446940273315463759_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281350923_2370501906437327_1446940273315463759_n.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281350923_2370501906437327_1446940273315463759_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281350923_2370501906437327_1446940273315463759_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281350923_2370501906437327_1446940273315463759_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169517\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n.jpeg 810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n-225x300.jpeg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n-768x1024.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n-696x928.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281533760_2526597820805155_3846348808196626933_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169518\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n.jpeg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/281792571_2526597827471821_4445147925667367795_n-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><strong>W\/Q Abdirahman Taysiir<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii dowladdii ugu horreeyay ee xilligii kumeel-gaarka kaddib, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona May 2022 ilaa May 2026. Wuxuu helay 214 cod, halka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallowday saddex cod. Xasan Sheekh wuxuu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee labo jeer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169500,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169499","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii dowladdii ugu horreeyay ee xilligii kumeel-gaarka kaddib, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona May 2022 ilaa May 2026. Wuxuu helay 214 cod, halka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallowday saddex cod. Xasan Sheekh wuxuu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee labo jeer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-16T08:20:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-16T08:53:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"218\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"150\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/\",\"name\":\"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-16T08:20:22+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-16T08:53:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg\",\"width\":218,\"height\":150},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii dowladdii ugu horreeyay ee xilligii kumeel-gaarka kaddib, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin doona May 2022 ilaa May 2026. Wuxuu helay 214 cod, halka murashaxa la tartamayay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu helay 110 cod. Waxaa hallowday saddex cod. Xasan Sheekh wuxuu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee labo jeer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-16T08:20:22+00:00","article_modified_time":"2022-05-16T08:53:05+00:00","og_image":[{"width":218,"height":150,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/","name":"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg","datePublished":"2022-05-16T08:20:22+00:00","dateModified":"2022-05-16T08:53:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/280484222_542435850787005_8516336926087294266_n-218x150-1.jpeg","width":218,"height":150},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cashirrada-laga-bartay-doorashadii-madaxweynaha-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cashirrada laga bartay doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169499"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169499"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169520,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169499\/revisions\/169520"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169500"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}