{"id":169540,"date":"2022-05-16T16:22:53","date_gmt":"2022-05-16T13:22:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169540"},"modified":"2022-05-16T16:26:54","modified_gmt":"2022-05-16T13:26:54","slug":"daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169541\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005-300x187.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, isla markaana wuxuu ka codsaday in uu fuliyo go&#8217;aamadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Faysal ayaa sheegay in midowgii Somaliland iyo Soomaaliya uu suuragali waayay, isla markaana Somaliland ay maanta dhulkeedii maamusho, waxaanu madaxweynaha cusub ka codsaday in uu fuliyo heshiisyadii ay wadagaleen dowladiisa iyo dowladii Sheekh Shariif ee burburay intii uu Farmaajo talada hayay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan kaa codsanayaa Somaliland dhulkeedii gacanta ayay ku haysataa, nidaam ayay samaysatay, meelaha ugu fiican ayay kamid tahay, shalayna anaga oo dal ah ayaanu idiin nimid, waanu is xamili waynay arrinta Yukrayn ka dhacday ayaa nagu dhacday, waxaan kaa codsanaya in heshiisyadii aynu wadagalnay, go&#8217;aamadii waxan doonayaa in aad fuliso&#8221; ayuu yidhi Faysal.<\/p>\n<p>Faysal ayaa madaxweyne Xasan ku booriyay in uu ka fogaado qaladad uu sheegay in uu hore u sameeyay &#8220;Waxan kaa doonayaa in aad qaladaadkii doorkii hore aad samaysay ee aad doorashada ku wayday, in aad isa saxdaan doonayaa, anagu diyaar baanu u nahay wixii aad nooga baahataan in aanu idinku caawino, oo aad dalkiini ku hagaajin kartaa&#8221;<\/p>\n<p>Faysal ayaa madaxweynaha cusub sidookale kula dardaarmay in uu caddaalada oogo oo dadka wixii danbiyo galay uu sharciga horkeeno, isla markaana uu awoodiisa isticmaalo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsuguroow25%2Fvideos%2F405264174814552%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"876\" height=\"576\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, isla markaana wuxuu ka codsaday in uu fuliyo go&#8217;aamadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya. Faysal ayaa sheegay in midowgii Somaliland iyo Soomaaliya uu suuragali waayay, isla markaana Somaliland ay maanta dhulkeedii maamusho, waxaanu madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, isla markaana wuxuu ka codsaday in uu fuliyo go&#8217;aamadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya. Faysal ayaa sheegay in midowgii Somaliland iyo Soomaaliya uu suuragali waayay, isla markaana Somaliland ay maanta dhulkeedii maamusho, waxaanu madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-16T13:22:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-16T13:26:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-16T13:22:53+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-16T13:26:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg\",\"width\":660,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, isla markaana wuxuu ka codsaday in uu fuliyo go&#8217;aamadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya. Faysal ayaa sheegay in midowgii Somaliland iyo Soomaaliya uu suuragali waayay, isla markaana Somaliland ay maanta dhulkeedii maamusho, waxaanu madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-16T13:22:53+00:00","article_modified_time":"2022-05-16T13:26:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":411,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/","name":"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg","datePublished":"2022-05-16T13:22:53+00:00","dateModified":"2022-05-16T13:26:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022516637882816845005005.jpeg","width":660,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-ugxantoo-idiinku-aruubay-iska-xaara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo ug xantoo idiinku aruubay iska xaara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169540"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169540"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169543,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169540\/revisions\/169543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}