{"id":169568,"date":"2022-05-18T11:19:32","date_gmt":"2022-05-18T08:19:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169568"},"modified":"2022-05-18T11:19:32","modified_gmt":"2022-05-18T08:19:32","slug":"daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169569\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"412\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919-300x187.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ku tilmaamay qofkii ugu mudnaa ee loo doortay madaxweynaha dalka Soomaaliya hoggaamin kara.<\/p>\n<p>Inkastoo eedo loo jeediyay madaxweyne Xasan Sheikh xukunkiisii hore, haddana raysal wasaare Rooble wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynuhu haysto qibrad iyo waayo aragnimo uu wax kaga qaban karo xaaladda uu dalka ku jiro.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheikh waxay Soomaali isku raacday inuu yahay odey Soomaali isku hayn kara, adduunkana ku hayn kara. Waa run madaxweyne xasan horuu madaxweyne usoo noqday, eedo badan ayaa jira. Qofka malaa\u2019ig ma ahan, wax waa lagu tuhmi karaa, waa iska dacaayad waana jirtaa. Waxaan aaminsanahay inuu yahay qofka ugu munaasibsan oo dalka loo doortay, tariinkana dhaqaajin kara \u201d ayuu yiri raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Rooble wuxuu sheegay dalka doorasho inuu soo gaarsiiyo inuu usoo maray dhibaato badan oo ay kamid tahay sida uu sheegay, in dowladda uu katirsanaa aysan raalli ka ahayn shaqada uu qabanayay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kula talinayaa madaxweyne Xasan Sheikh, \u201cMilkiile dalkaan ka ilaali\u201d. Adaa ka masuul ah. Waxaan kuu sheegayaa Milkiile dalkaan ma iska lahan. Nin ku keensaday malahan. Soomaali ayaa ku dooratay. Waddooyinkii ay Soomaaliya ku duntay waxaa kamid ah milkiile. Go\u2019aanka adiga qaado, iyo raysal wasaarahaaga iyo inta kula shaqeysa,\u201d ayuu yiri raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Waxa uu raysal wasaaruhu sheegay ina uu xafiiska joogo ee lagasoo magaabay raysal wasaare cusub inuu diyaar u yahay inuu madaxweynaha ku biiriyo wixii talo ah oo dalkaan lagu horumarin karo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZwJ7GeYFaRM\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ku tilmaamay qofkii ugu mudnaa ee loo doortay madaxweynaha dalka Soomaaliya hoggaamin kara. Inkastoo eedo loo jeediyay madaxweyne Xasan Sheikh xukunkiisii hore, haddana raysal wasaare Rooble wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynuhu haysto qibrad iyo waayo aragnimo uu wax kaga qaban karo xaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169569,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ku tilmaamay qofkii ugu mudnaa ee loo doortay madaxweynaha dalka Soomaaliya hoggaamin kara. Inkastoo eedo loo jeediyay madaxweyne Xasan Sheikh xukunkiisii hore, haddana raysal wasaare Rooble wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynuhu haysto qibrad iyo waayo aragnimo uu wax kaga qaban karo xaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-18T08:19:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-18T08:19:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg\",\"width\":660,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ku tilmaamay qofkii ugu mudnaa ee loo doortay madaxweynaha dalka Soomaaliya hoggaamin kara. Inkastoo eedo loo jeediyay madaxweyne Xasan Sheikh xukunkiisii hore, haddana raysal wasaare Rooble wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in madaxweynuhu haysto qibrad iyo waayo aragnimo uu wax kaga qaban karo xaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-18T08:19:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/","name":"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg","datePublished":"2022-05-18T08:19:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/2022518637884353337035919.jpeg","width":660,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-xasan-sheikh-kula-dardaarmayaa-inuu-dalka-ka-ilaaliyo-milkiile\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble oo Xasan Sheikh kula dardaarmayaa inuu dalka ka ilaaliyo Milkiile"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169568"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169570,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169568\/revisions\/169570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}