{"id":169571,"date":"2022-05-18T11:23:01","date_gmt":"2022-05-18T08:23:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169571"},"modified":"2022-05-18T11:23:01","modified_gmt":"2022-05-18T08:23:01","slug":"jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo ka codsatay  Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169572\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1-300x172.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1-696x399.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1-733x420.webp 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Maaamulka Jubaland ayaa waxay sheegeen in Madaxwaynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan in uu gacanta Jubbaland dib ugu soo celiyo maamulka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta dowlad Goboleedka Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud oo Idaacadda BBC-da u waramay ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan in uu xal u helo arrinta Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Dowladda Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo maamulka Jubbaland ayaa saddexdii sano ee u dambeysay waxay isku hayeen maamulka gobolka Gedo.<\/p>\n<p>\u201cHadda waxaan ka rajeynaynaa dowladda cusub inay qaabkii hore wax ka badasho oo maamulka sharciga ah sida sharciga ah ay ku soo celiso dowlad goboleedka Jubbaland,\u201d ayuu yiri wasiirka warfaafinta Jubaland.<\/p>\n<p>Waxaa uu wasiirka inta ku daray in sidoo kale ay doonayan in dib u heshiisiin laga sameeyo gobolka Gedo maadama uu khilaaf ka taagnaa sanooyiinkii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta ee maamulka Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa farta ku fiiqay in dowladda cusub iyo maamulka Jubaland ay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii ay dowladdii madaxwayne Farmaajo geysay Gedo halkaasi laga soo saaro.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada qaranka in qaar halkaasi lagu dhaafo, qaarkii sharci la\u2019aanta lagu keenayna meesha laga saaro maamul ay dadka ogol yihiin-na loo dhiso sidaa la ajligeed Gedo-na ay ku soo noqoto sharciyadii Jubaland sidaa ayaa noo qorsheysan\u201d ayuu intaa ku daray.<\/p>\n<p>Dowladdii Maxamed Farmaajo ayaa Gobolka Gedo ku daabushay Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo la dejiyay degmooyin ka tirsan Gobolka, sidoo kalena waxaa ay dowladdii Farmaajo Jubbaland kala wareegtay Gobolkaas, waxaana arrintaas ay sababtay dib u dhaca weyn ee ku yimid doorashadii dalka, wallow markii dambe Jubbaland ku guuleystay Xildhibaanadii Ceelwaaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maaamulka Jubaland ayaa waxay sheegeen in Madaxwaynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan in uu gacanta Jubbaland dib ugu soo celiyo maamulka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta dowlad Goboleedka Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud oo Idaacadda BBC-da u waramay ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169572,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169571","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maaamulka Jubaland ayaa waxay sheegeen in Madaxwaynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan in uu gacanta Jubbaland dib ugu soo celiyo maamulka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta dowlad Goboleedka Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud oo Idaacadda BBC-da u waramay ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-18T08:23:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/\",\"name\":\"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp\",\"datePublished\":\"2022-05-18T08:23:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon","og_description":"Maaamulka Jubaland ayaa waxay sheegeen in Madaxwaynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan in uu gacanta Jubbaland dib ugu soo celiyo maamulka Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta dowlad Goboleedka Jubaland Suleymaan Maxamed Maxamuud oo Idaacadda BBC-da u waramay ayaa sheegay in Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka rajeynayaan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-18T08:23:01+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/","name":"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp","datePublished":"2022-05-18T08:23:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/jU-750x430-1.webp","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-ka-codsatay-xasan-sheekh-in-gacantooda-kusoo-celiyo-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland oo ka codsatay Xasan Sheekh in gacantooda kusoo celiyo Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169571"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169573,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169571\/revisions\/169573"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169572"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}