{"id":169702,"date":"2022-05-22T22:13:20","date_gmt":"2022-05-22T19:13:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169702"},"modified":"2022-05-22T22:14:11","modified_gmt":"2022-05-22T19:14:11","slug":"dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/","title":{"rendered":"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna"},"content":{"rendered":"<p>Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna.<\/p>\n<p>Sida Wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen degaan u dhexeeya Walamooga iyo Yibirsuge oo ay ku sugnaayeen ciidan ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminayey sarkaal lagu magacaabo Cabdullaahi Cabdi Raage.<\/p>\n<p>Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu diiday \u00a0waan-waan beryahanba laga dhex waday isaga iyo maamulka Galmudug ka dib markii uu ka hor yimid inuu hubkiisa ku wareejiyo Maamulka, waxaana markii ay fashilantay waan-waanta weerar qaaday ciidamada DF iyo kuwa Galmdug oo watay qiyaastii 20 gaadiidka dagaalka ah.<\/p>\n<p>Dagaalkii galabta qarxay oo soo gaaray caawa fiidnimadii ayaa la isku adeegsaday hub kala duwan oo ay ku jireen hoobiyeyaal iyo madaafiic kale, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo kala gaaray labada dhniac inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen degaan u dhexeeya Walamooga iyo Yibirsuge oo ay ku sugnaayeen ciidan ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminayey sarkaal lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169702","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen degaan u dhexeeya Walamooga iyo Yibirsuge oo ay ku sugnaayeen ciidan ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminayey sarkaal lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-22T19:13:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-22T19:14:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/\",\"name\":\"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-22T19:13:20+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-22T19:14:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon","og_description":"Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku sheegayaan dagaalka ayaa qarxay markii ciidamada iskaashanaya ay weerar ku qaadeen degaan u dhexeeya Walamooga iyo Yibirsuge oo ay ku sugnaayeen ciidan ka tirsan Ahlusunna oo uu hogaaminayey sarkaal lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-22T19:13:20+00:00","article_modified_time":"2022-05-22T19:14:11+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/","name":"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","datePublished":"2022-05-22T19:13:20+00:00","dateModified":"2022-05-22T19:14:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-kulul-oo-dhexmaray-ciidanka-df-iyo-kuwa-ahlusunna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal aan waxba laysku raaban oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169702"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169702"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169704,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169702\/revisions\/169704"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}