{"id":169793,"date":"2022-05-25T14:14:33","date_gmt":"2022-05-25T11:14:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169793"},"modified":"2022-05-25T14:14:33","modified_gmt":"2022-05-25T11:14:33","slug":"maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/","title":{"rendered":"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169794\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"839\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg 840w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-768x767.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-696x695.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-421x420.jpeg 421w\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahayey baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo sheegayey in loo magacaabay agaaasimaha hay\u2019adda NISA.<\/p>\n<p>Mahad Salaad oo qoraal kooban soo saaray ayaa beeniyey wararkaasi, wuxuuna farriin u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa u hambalyeynaya.<\/p>\n<p>\u201cWararka Baraha Bulshada lagu qorayo waa been ee yaan lagu khatalmin ikhiyaarey. Hambalyadana yaan la iga qasaarinin ee hala ii kaydiyo. Mahadsanidiin,\u201d ayuu qoraal uu soo dhigay Facebook-giisa ku yiri Xildhibaan Mahad Salaad.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169795\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"1070\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02.png 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-300x268.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-1024x913.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-768x685.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-696x621.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-1068x952.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Screenshot-2022-05-25-at-12.12.02-471x420.png 471w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaankan ayaa ka mid ah saaxibada Madaxweynaha mar labaad la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna si aad uga soo muuqday ololihiisa doorashada.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka mid yahay xubnaha aadka loo saadaalinayo inay kasoo muuqan doonaan garabka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, isaga oo mucaarad isoo ahaa 5 sano ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ku howlan dhismaha dowladdiisa cusub, waxaana dadka illaa iyo hadda la magacaabay ka mid ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah ergeyga arrimaha abaaraha iyo bani\u2019aadanimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba, waxaa isha aad loogu hayaa xubnaha soo socda iyo ra\u2019iisul wasaaraha imaan doono, iyada oo maanka lagu hayo ballan qaadkii Madaxweynaha cusub ee ahaa in koox gaar ah uusan wadan, isla-markaana uu wato tareen weyn oo la wada raaci karo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahayey baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo sheegayey in loo magacaabay agaaasimaha hay\u2019adda NISA. Mahad Salaad oo qoraal kooban soo saaray ayaa beeniyey wararkaasi, wuxuuna farriin u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa u hambalyeynaya. \u201cWararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169793","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahayey baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo sheegayey in loo magacaabay agaaasimaha hay\u2019adda NISA. Mahad Salaad oo qoraal kooban soo saaray ayaa beeniyey wararkaasi, wuxuuna farriin u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa u hambalyeynaya. \u201cWararka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-25T11:14:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"839\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/\",\"name\":\"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-25T11:14:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"width\":840,\"height\":839},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu baahayey baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo sheegayey in loo magacaabay agaaasimaha hay\u2019adda NISA. Mahad Salaad oo qoraal kooban soo saaray ayaa beeniyey wararkaasi, wuxuuna farriin u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa u hambalyeynaya. \u201cWararka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-25T11:14:33+00:00","og_image":[{"width":840,"height":839,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/","name":"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","datePublished":"2022-05-25T11:14:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","width":840,"height":839},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-ka-jira-in-mahad-salaad-loo-magacaabay-taliyaha-nisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaa ka jira in Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha NISA ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169793"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169793"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169793\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169796,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169793\/revisions\/169796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169794"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169793"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169793"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169793"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}