{"id":169811,"date":"2022-05-26T18:26:18","date_gmt":"2022-05-26T15:26:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169811"},"modified":"2022-05-26T18:26:18","modified_gmt":"2022-05-26T15:26:18","slug":"mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169794\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"839\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg 840w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-768x767.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-696x695.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n-421x420.jpeg 421w\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka (NISA).<\/p>\n<p>Taliyaha cusub ee hay\u2019adda ayaa waxaa loo magacaabay Mahad Salaad Maxamed oo kamid ahaa xubnaha sida weyn ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Mahad Salaad oo sidoo kale ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 5-tii sano ee lasoo dhaafay kamid ahaa mucaaradkii dowladdii uu hoggaaminayey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda NISA ayaa muddo badan aheyd mid aan taliye laheyn kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyey taliihii hore ee hay\u2019adaas Fahad Yaasiin Xaaji Daahir kadib kiiskii Ikraan Tahliil Faarax.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa muddooyinkii dambe waxaa hoggaanka hey\u2019adda kusime ahaan u hayey Yaasiin Farey oo hadda kamid noqoday xildhibaanada 11-aad ee baarlamaanka Soomaaliya, kana mid ah xubnaha ku dhow Fahad Yaasiin iyo Farmaajo.<\/p>\n<p>Magacaabista Mahad Salaad ayaa ka dhigan inuu weyn doono kursiga xildhibaannimo marka loo dhaariyo xilkan ee uu si rasmi ah ula wareego.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda NISA ayaa ka mid ah hay\u2019adaha dowladeed ee la rumeysan yahay inay u baahan yihiin isbeddel weyn oo lagu sameeyo, ayada oo shantii sano ee lasoo dhaafay aheyd hay\u2019ad loogu shaqeeyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo dayacday sugiddii amniga.<\/p>\n<p>Waxaa la rumeysan yahay in hay\u2019adda ay sidoo kale ku dhex-jiraan xubno horey uga tirsanaa Al-Shabaab iyo kuwa weli si hoose ula shaqeeya kooxdaas, taasi oo ay adkaan doonto in la kala sooco.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka (NISA). Taliyaha cusub ee hay\u2019adda ayaa waxaa loo magacaabay Mahad Salaad Maxamed oo kamid ahaa xubnaha sida weyn ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mahad Salaad oo sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka (NISA). Taliyaha cusub ee hay\u2019adda ayaa waxaa loo magacaabay Mahad Salaad Maxamed oo kamid ahaa xubnaha sida weyn ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mahad Salaad oo sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-26T15:26:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"839\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/\",\"name\":\"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-26T15:26:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg\",\"width\":840,\"height\":839},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon","og_description":"Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka (NISA). Taliyaha cusub ee hay\u2019adda ayaa waxaa loo magacaabay Mahad Salaad Maxamed oo kamid ahaa xubnaha sida weyn ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Mahad Salaad oo sidoo kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-26T15:26:18+00:00","og_image":[{"width":840,"height":839,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/","name":"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","datePublished":"2022-05-26T15:26:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/274045181_495034395326882_2552735205078357015_n.jpeg","width":840,"height":839},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-oo-loo-magacaabay-agaasimaha-nisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad oo loo magacaabay agaasimaha NISA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169811"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169812,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169811\/revisions\/169812"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169794"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}