{"id":169827,"date":"2022-05-27T21:17:45","date_gmt":"2022-05-27T18:17:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169827"},"modified":"2022-05-27T21:17:45","modified_gmt":"2022-05-27T18:17:45","slug":"human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/","title":{"rendered":"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169828\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg\" alt=\"\" width=\"862\" height=\"486\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg 862w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778-768x433.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778-745x420.jpeg 745w\" sizes=\"(max-width: 862px) 100vw, 862px\" \/><\/p>\n<p>Labo sano ka hor, tuulada Gololey ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka dhacay xasuuq lagu xasuuqay 8 ka mid ah shaqaale caafimaadka oo ka howlgalayay tuulada Golaley ee katirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda udooda xuquuqda Aadanaha ee HRW ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay in baaritaannadii lagu sameeyay dilkan iyo kuwa kale oo dambeeyay oo dhacay sannadihii ugu dambeeyay aysan jirin wax natiijo ah oo kasoo baxay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ballan qaaday inuu mudnaanta koowaad siinayo dib u habeynta sharciga iyo garsoorka.<\/p>\n<p>Human Rights Watch waxay ugu baaqday madaxweynaha inuu ballanqaadkiisa ka bilaabo in uu amar ku bixiyo in dib u eegis lagu sameeyo baaritaanada wali la sugayo ee ku saabsan xasuuqii xirladlayaashii caafimaad ee lagu xasuuqay Gololey.<\/p>\n<p>Maajo 27, 2020, rag wejiyada soo duubtay oo afar kamid ah ay wateen dareeska ciidanka dawladda, ayaa toddobo shaqaale caafimaad ah ka afduubay xarun caafimaad oo ay maamusho hay&#8217;ad aan dowli ahayn.<\/p>\n<p>28-kii May, ayaa shaqaalahan meydadkooda laga helay meel ka baxsan tuulada Golaley, iyagoo ay jirkooda ka muuqatay rasaas aan loo Aabbe yeelin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.hrw.org\/news\/2022\/05\/25\/still-no-justice-somalia-health-workers-massacre\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Labo sano ka hor, tuulada Gololey ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka dhacay xasuuq lagu xasuuqay 8 ka mid ah shaqaale caafimaadka oo ka howlgalayay tuulada Golaley ee katirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Hay\u2019adda udooda xuquuqda Aadanaha ee HRW ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay in baaritaannadii lagu sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169828,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169827","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Labo sano ka hor, tuulada Gololey ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka dhacay xasuuq lagu xasuuqay 8 ka mid ah shaqaale caafimaadka oo ka howlgalayay tuulada Golaley ee katirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Hay\u2019adda udooda xuquuqda Aadanaha ee HRW ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay in baaritaannadii lagu sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-27T18:17:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"862\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/\",\"name\":\"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-27T18:17:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg\",\"width\":862,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon","og_description":"Labo sano ka hor, tuulada Gololey ee gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka dhacay xasuuq lagu xasuuqay 8 ka mid ah shaqaale caafimaadka oo ka howlgalayay tuulada Golaley ee katirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Hay\u2019adda udooda xuquuqda Aadanaha ee HRW ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay waxay ku sheegtay in baaritaannadii lagu sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-27T18:17:45+00:00","og_image":[{"width":862,"height":486,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/","name":"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg","datePublished":"2022-05-27T18:17:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbs_b_c_c36a228f259b7c2d8798f56ab20aa778.jpeg","width":862,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/human-rights-watch-oo-dalbatay-in-baaris-lagu-sameeyo-shaqaalihii-caafimaad-ee-lagu-xasuuqay-golaley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Human Rights Watch oo dalbatay in baaris lagu sameeyo shaqaalihii caafimaad ee lagu xasuuqay Golaley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169827"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169827"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169827\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169829,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169827\/revisions\/169829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169828"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169827"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169827"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169827"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}