{"id":169830,"date":"2022-05-28T11:22:24","date_gmt":"2022-05-28T08:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169830"},"modified":"2022-05-28T11:22:24","modified_gmt":"2022-05-28T08:22:24","slug":"ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Ninkii fududeeyay  Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169831\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/p>\n<p>Madaxii hore ee amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Macow ayaa isbitaal ku geeriyooday lix sano kadib markii loo xiray kiis caalamka oo idil gaaray.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Cabdiweli ayaa waxaa lagu helay dambi ah inuu gacan ka gaystay dusinta bam lagu soo dhex-qariyey Laptop kaasi oo ku qarxay diyaaradda Daallo Airlines, balse aan gaysan waxyeelo aad u weyn.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Cabdiweli ayaa waxa uu qaadanayey xabsi daa\u2019in lagu xukumay, hase yeeshee waxaa isbitaal la geeyey kadib markii uu aad ugu xanuunsaday xabsiga,<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Weerarkii diyaaradda Daalllo Airlines oo dhacay labadii Febraayo 2016 ayaa aad u qabsatay warbaahinta caalamka, wuxuuna kashiftay mid ka mid ah xeeladaha ugu weyn ee loo adeegsan karo in lagu qarxiyo diyaardaaha.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Laptop-ka ayaa qarxay 20 daqiiqo kadib markii ay kacday diyaaradda Daallo oo ku socotay magaalada Jabuuti, waxaana ku dhintay hal qof oo la tuhunsan yahay inuu ahaa qofkii waday ee fuliyey qaraxa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Diyaaradda ayaanay gaarin waxyeello badan waxayna awood u yeelatay inay dib ugu soo laabato garoonka Aadan Cadde.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Maxamed Ibraahim Yaasiin Colaad oo ahaa madaxda shirkadda Daallo xilligaas ayaa sheegay in qofka qaraxa fuliyey iyo rakaabka diyaaradda saarnaaba ay ku qornaayeen inay raacaan diyaaradda Turkish Airlines, balse cimilada oo xun darteed ay soo gaari weysay Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sidaas darteed diyaaradda Daallo Airlines ayaa laga codsaday inay shacabka gayso Jabuuti, si ay diyaaradda Turkish Airlines halkaas uga qaado.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kooxda Al-Shabaab ayaa muddo 11 maalmood kadib ah sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa, ayada oo sheegtay inay beegsaneysay diyaaradda Turkish Airlines, sababtuna ay tahay in Turkey ay xubin ka tahay gaashaanbuurta NATO ee reer galbeedka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wixii markaas ka dambeeyey Turkish-ka ayaa aad u adkeeyey baaritaanka dadka raacaya diyaaraddooda Muqdisho, ooh adda ay baaraan dad Turkish ah, ayaga oo aan aaminin Soomaalida.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxii hore ee amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Macow ayaa isbitaal ku geeriyooday lix sano kadib markii loo xiray kiis caalamka oo idil gaaray. Cabdiweli ayaa waxaa lagu helay dambi ah inuu gacan ka gaystay dusinta bam lagu soo dhex-qariyey Laptop kaasi oo ku qarxay diyaaradda Daallo Airlines, balse aan gaysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169831,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxii hore ee amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Macow ayaa isbitaal ku geeriyooday lix sano kadib markii loo xiray kiis caalamka oo idil gaaray. Cabdiweli ayaa waxaa lagu helay dambi ah inuu gacan ka gaystay dusinta bam lagu soo dhex-qariyey Laptop kaasi oo ku qarxay diyaaradda Daallo Airlines, balse aan gaysan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-28T08:22:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-28T08:22:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Madaxii hore ee amniga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho Cabdiweli Maxamed Macow ayaa isbitaal ku geeriyooday lix sano kadib markii loo xiray kiis caalamka oo idil gaaray. Cabdiweli ayaa waxaa lagu helay dambi ah inuu gacan ka gaystay dusinta bam lagu soo dhex-qariyey Laptop kaasi oo ku qarxay diyaaradda Daallo Airlines, balse aan gaysan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-28T08:22:24+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/","name":"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg","datePublished":"2022-05-28T08:22:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/88075442_caneogrwyaam7dp.jpeg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-fududeeyay-laptop-kii-ku-qarxay-diyaaradii-daalo-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii fududeeyay Laptop-kii ku qarxay diyaaradii daalo oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169830"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169832,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169830\/revisions\/169832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169831"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}