{"id":169877,"date":"2022-05-30T11:11:15","date_gmt":"2022-05-30T08:11:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=169877"},"modified":"2022-05-30T11:11:15","modified_gmt":"2022-05-30T08:11:15","slug":"xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/","title":{"rendered":"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-169878\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.<\/p>\n<p>Xiisadda ayaa waxaa ay ka dambeeysay kadib markii Somaliland ay saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan geysay duleedka Magaalada Buuhoodle, iyada oo dooneysa inay qabsato.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Somaliland ay duleedka Magaalada Buuhoodle ka wadaan dhaq dhaqaaqyo halka Ciidamo farabadan oo Puntland todobaadkaan geysay Magaalada Buuhoodle ay dhankooda wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo is difaac ah.<\/p>\n<p>Dadka kunool Magaalada Buuhoodle ayaa qaarkood waxaa ay sheegeen inay cabsi dareemayaan maadaama Ciidamo iska soo horjeeda ay dhaq dhaqaayo wadaan, iyaga oo ugu baaqay labada Maamul inay xiisadda dagaal joojiyaan.<\/p>\n<p>Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa soo martay Maamulo kala duwan, hayeeshee Puntland ayaa hadda ku adkeysaneyso inay ka difaaci doonto Somaliland oo dooneysa inay la wareegto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Xiisadda ayaa waxaa ay ka dambeeysay kadib markii Somaliland ay saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan geysay duleedka Magaalada Buuhoodle, iyada oo dooneysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":169878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-169877","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Xiisadda ayaa waxaa ay ka dambeeysay kadib markii Somaliland ay saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan geysay duleedka Magaalada Buuhoodle, iyada oo dooneysa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-30T08:11:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/\",\"name\":\"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-05-30T08:11:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay ilaa saakay ay Magaaladaas ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Xiisadda ayaa waxaa ay ka dambeeysay kadib markii Somaliland ay saacadihii la soo dhaafay Ciidamo farabadan geysay duleedka Magaalada Buuhoodle, iyada oo dooneysa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-05-30T08:11:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/","name":"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg","datePublished":"2022-05-30T08:11:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/thumbnail-1.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisad-dagaal-oo-ka-taagan-buuhoodle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisad dagaal oo ka taagan Buuhoodle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169877"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=169877"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169877\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":169879,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/169877\/revisions\/169879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/169878"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=169877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=169877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=169877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}